• Bilowga
  • Aruurinta dokumentiyada ee sharciga deganaanshaha ee joogtada ah
Qof ayaa saxiixa saaraaya dokumenti.
Laga soo xigtay: Cytonn Photography

Aruurinta dokumentiyada ee sharciga deganaanshaha ee joogtada ah

marka ugu dambeeyey la cusbooneysiiyey: 1/31/2024, 10:26 GH
Qodobkaan sii wadaaji

Haddii aad sharciga deganaanshaha joogtada rabto inaad weydiisato, waa inaad dokumentiyo u geysaa Adeega Socdaalka iyo Jinsiyada (IND). qodobkan waxaad ka aqrineysaa dokumentiyada aad u baahan tahay ka hor intaadan codisga bilaabin.

Dokumentiyadan waad u baahan tahay

Si walba aruuri dokumentiyada so socda ka hor intaadan codsiga sameynin:

  1. Qoraalka laga soo saaro

    Riix halkan wixii faahfaahin siyaado ah
    Basisregistratie Personen (BRP)
    .

  2. Cadeyn inaad imtixaanka la qabsashada bulshada soo qaaday. Ilaa haddi

    Riix halkan wixii faahfaahin siyaado ah
    IND
    kugu waajibin inaad sameyso la qabsi bulshada. MArkaa taasi waa inaad cadeyn tusi kartaa.

  3. Koobiga sharcigaaga deganaanshaha ee mudada oo weli aan dhicin.

  4. Cadeynta

    Riix halkan wixii faahfaahin siyaado ah
    asluubta wanaagsan, antecedentenverklaring
    .

  5. Mar mar aya IND dokumenti kale ku weydiin kartaa.

Dokumentiyadan waa inaad u geysaa IND. Waa muhiim inaad dokumentiyada waqti fiican aad aruurisaa iyo aad u geysaa IND. Markaa ayaa IND waxey u suura gelaaya iney codsigaaga sida ugu dhaqsaha badan uga soo go'aamiso.

Dokumentiyada waa iney tarjuman yihiin

Marka aad codsi u gudbineyso IND waxaa badiyaa u baahan tahay dokumeti rasmi ah oo wadanka ad ka soo jeedo. Dokumentiyadan waa iney

Riix halkan wixii faahfaahin siyaado ah
tarjumaan la dhaariyey
uu ku soo tarjumay luqada Nederlaanka, Inglishka, faransiiska ama Jarmalka.

Dokumentiga u soo gudbi xagga online-ka ama ka samey koobiyaal

Ma online-ka ayaa ku weydiisaneysaa deganaanshaha joogtada ah? Markaa waxaad dokumentiyada ku sii dejin kartaa kambiyuutarka. Tusaale ahaan qaab waadix ah oo la aqrin karo sawiro ama iskaanka.

Ma boosto ahaan ay codsiga u sameyneysaa? Markaa ha u dirin dokumentiga asliga ah IND. Samey koobiyaal waadix ah oo la aqrin karo iyo ku qor warbixintaada shaqsiga koobi walba. Isticmaal keliya warqada-A4 oo ha soo dirin qalab sida ulaha -USB, dvd-yada ama albumada sawirada.

Qodobkan ma ku caawiyay?