Asturnaanta sirta

Waxaan nahay Ururka Qaxootiga ee Nederland. Waxaad nagala soo xiriiri kartaa taleefanka. Waxaan ururinaa xogta shakhsi ahaaneed ee aad bixiso markaad na soo wacdo ama na siiso macluumaadka xiriirka ee boggayaga internetka.

Waxaan kaloo aruurinaa warbixin ama xogag shaqsi oo xadidan oo taada ah, markaad soo booqato websaytkeena. Taasi waxaa lagu sharaxay qoraalka cookie-ga ee nidaamkeena.