Guri dhigashada
Waxaad boggan ka heleysaa talooyin ah guri dhigashada.
Deynta guriga lagu dhiganaayo.
Degmooyinka badankooda waxey kuu oggol yihiin deyn aad guriga ku dhigato. qiyaasta deynta degmo walba wey kala duwan yihiin.
Fadlan la soco: tani waa deyn; ma ahan hadiyad. Ugu dambeynti lacagta aad deynsatay inaad guriga ku dhigato, waa inaad degmada dib ugu gudaa.
Dukaamada alaabta mustacmalka gada
Dukaanka alaab mustacmalka, waxaad ka gadan kartaa alaabta guriga iyo alaab kale oo badan oo qiimaheeda jaban yahay. Dukaanka alaab mustacmalka waa dukaan gada alaab la la isticmaalay oo la tabarucay. Badiyaa wey ka jaban yihiin dukaamada kale.