Mawduucyada

show menu options
Af Soomaali (Somali)



Waxaan ayaad u baahan tahay inaad abaabusho markaad guri hesho

marka ugu dambeeyey la cusbooneysiiyey: 3/16/2023 10:56 GH

Marka aad guri hesho waxaa jiro waxyaalo badan oo aad u baahan ahay inaad sameyso. Tusaale ahaan, waa inaad sameysataa heshiis tamarta ama korontada iyo gaaska iyo inaad cinwaankaaga cusub gudbisaa. waxaad bogan ka heleysaa liis dhamaan waxa aad u baahan tahay inaad sameyso.

Deynta guriga lagu dhiganaayo.

Degmooyinka badankooda waxey kuu oggol yihiin deyn aad guriga ku dhigato. qiyaasta deynta degmo walba wey kala duwan yihiin.

Fadlan la soco: tani waa deyn; ma ahan hadiyad. Ugu dambeynti lacagta aad deynsatay inaad guriga ku dhigato, waa inaad degmada dib ugu gudaa.

Maxaan u baahanahay si aan guri markaan heysto?

Tan waa arrin aad u baahan tahay inaad abaabusho:

ijaar
Korontada iyo gaaska
Biyaha
Ceymiska waxyaabaha ku jira
Telefishanka iyo internetka
Canshuuraha