Gunnada
Haddii aadan weli shaqo heysanin ama haddii shaqada lagaa saaray, waxaad xaq u leedahay gunno. Tani waa qadar lacag ah oo bishii aad kahesho dowladda. Warbixin dheeraad oo tan ku saabsan waxaad ka heleysaa boggan.
Noocyo kala duwan oo gunnada
Haddii aadan weli shaqo helin ama aad heshiiska laguu cusbooneysiin, waxaad dowladda ka heleysaa caawinaad dhaqaale. Waxaad heleysaa qadar lacag ah bishii oo aad ku noolaato. Taasi waxaa lagu magacaabaa undefineduitkeringundefined. Xitaa haddii aad bilowdo shaqada wax yar ah, waa heli kartaa gunnada xaaladaha qaarkood.
Waa inaad iskaaga uga weydiisataa gunnada
Waxaad xaq u yeelan kartaa:
Gunnada shaqo laundefinedaanta (gunno WW)
Gunnada caawinada daqliga
Waxaad YouTube ga fiidiyaha hoos,
Waxaad fiidiyaha hoos, VluchtelingenWerk Nederland (VWN) waxay bixiyaan warbixino ku saabsan shaqo ka cayrinta iyo gunnooyinka:
Waxaa qoraalkan isku duba riday urur seddexaad(www.youtube.com).maadaama aad diiday inaad ogolaato (cookies) waxa keliya aan awoodnaa inaan kuu jiheyno YouTube halkii aan ka fidin lahayn websaaytkeena: YouTube.com