Waa maxay daryeelka carruurta? Nederland, carruur badan ayaa dhigta daryeelka carruurta. Halkaas, ilmahaagu wuu ciyaari karaa, wax ku baran karaa, oo horumarin karaa. Daryeelka carruurtu wuxuu ka caawiyaa waalidiinta inay si fiican isugu daraan shaqada, isdhexgalka, iyo daryeelka. Maqaalkan, waxaad ka akhrisan doontaa waxa daryeelka carruurtu yahay, faa'iidooyinka uu bixiyo, iyo waxa daryeelka carruurtu uga sameyn karo ilmahaaga. Qodob May 7, 2026
Waad dhaleysaa Waxaad dhali doontaa qiyaastii 9 bilood oo uur ah ka dib. Waxaad dooran kartaa inaad ku umusho isbitaalka, guriga ama hoteelka umusha. Ilaa aad la kulanto dhibaatooyin caafimaad. Markaa waa lama huraan inaad cisbitaal ku dhasho. Boggan waxaad ka akhrisan kartaa waxaad filan karto xilliga dhalmada. Qodob Mar 7, 2024
Waxbarashada ilmaha oo aan weli luada Nederlaanka aqoon Ma heysataa sharci deganaansho magangelyo ah iyo ma leedahay ilmo ka yar 18 jir oo aan weli luqada Nederlaanka ku hadlin? Markaa iskuulada waxey bixinayaan caawino si ilmahaaga af Nederlaanka u barto oo waxbarashada Nederlaan uga dhigan karo. Qodob Seb 5, 2023