Waxaan heysataa sharciga deganaanshaha magangelyada ii gaar ah
SO
RefugeeHelp Astaanta
Nagu saabsan
Mawduucyada
Warar cusubFiidiyowga & SharaxaaddaAdeegyada
  • Asaaska
  • Fiidiyowga & Sharaxaadda

Fiidiyowga & Sharaxaadda

Boggan, waxaad ka heli doontaa sharraxaad muuqaal ah oo ku saabsan nolosha Nederland. Fiiri sawirro muujinaya, fiidiyowyada sharraxaadda, iyo podcasts-ka fiidiyowga ee ku saabsan mowduucyada muhiimka ah sida guryaha, shaqada, daryeelka caafimaadka, iyo xeerarka. Sidan, waxaad tallaabo tallaabo ku baran doontaa sida wax uga shaqeeyaan Nederland iyo waxaad adigu samayn karto.

Dooro mawduuca...
Dhammaan
Fiidiyow
Infographic
Waxbarasho

Sharaxaada ceymiska caafimaadka

Halkan ka arag wax walba oo ku saabsan caymiska caafimaadka. Tusaale ahaan, wax ku saabsan waxa aad adiga iskaa u bixineyso iyo waxa aad fiiro gaar ah u yeelan karto marka aad hubinayso caymiskaaga caafimaadka.

Waxbarasho
5:06

Nidaamka la qabsashada bulshada ee 1 janaayo 2022 ka dib

Fiidiyowgan waxaad ka heleysaa warbixin ku saabsan la qabsashada bulshada 1 jaanyo 2022 ka dib sida ay u shaqeyneyso.

Fiidiyow
2:49

Sharaxaada jeega tamarta

Fiidiyowgan wuxuu kuu sharaxayaa sida aad qarashka bisha ee jeega tamarta loo qiyaasay. Waxaa kaloo laguu sharaxayaa waxa aad sameyn karto si aad uga hortagto inaadan gadaal qarash badan lagugu soo dalacin ee tamarta ah.

Fiidiyow
12

    Waxa ku saabsan websaaytkan

  • Nagu saabsan
  • Warar cusub
  • Fiidiyowga & Sharaxaadda
  • Cookies
  • Asturnaanta sirta

    Nala wadaag fikirkaaga

  • Na sii talo

    Nagala soco barta bulshada

  • Dhamaan kanaalada

    Mawduucyada


Astaanta VluchtelingenWerk Nederland
Warbixinta aad bartan ka heleyso, wuxuu ka yimid urur xaquuqda bani'aadanka ee VluchtelingenWerk Nederland, oo ay wada shaqeynayaan lamaanayaal kale.
Astaanta Contentful
Iyadoo lala wada shaqeeyo Contentful
Xuquuqda lahaanshaha @ 2026. Vluchtelingenwerk Nederland.
Dhammaan xuquuqda lahaanshaha waa la dhawray.