Lacag

Sidee baad u maamushaa dhaqaalahaaga Nederland? Akhriso wax badan oo ku saabsan furitaanka akoon bangi, gunnada nolosha, iyo canshuuraha. Soo ogow sharciyada khuseeya iyo sida si habboon loogu maareeyo dhaqaalahaaga. Ma rabtaa inaad ka shaqeyso Nederland? Akhriso wax badan oo ku saabsan shuruudaha, raadinta shaqada, codsashada, iyo qandaraasyada shaqada bogga Shaqada.


Qorshayaasha tillaabo-tallaabo (1)

Warbixin

Maxaa ku qoran warqada mushaharkaaga?

Haddii aad shaqo heysato bil walba mushahar ka heleyso waxaa ku shaqeysaa shaqo mushahar. Bil walba shaqo siiyaha wuxuu soo diraayaa warqada mushaharka. tani waa muuqaal sida uu mushaharkaaga u dhisan yahay. Warqadan mushaharka kuma qorna keliya inta lacag aad qaadato, waxaa kaloo ku qoran inta canshuur aad bixiso iyo waxaa ku bixiso. Qodobkan waxaad ka aqrineysaa waxa kale ee warqada mushaharka ku qoran iyo maxey muhiim u yihiin.

Qodob
Xuquuqda shaqada iyo qandaraasyada