Ku soo dhawoow Nederland

Qof kasta oo raba inuu Nederlaan ka codsado magangalyo
Ma soo qaxday oo ma raadineysaa badbaado Nederlaan? waxaad ka aqrin kartaa boggan sida magangelyo looga weydiisto halkan iyo hooysiinta sida loogu noolaado.

Warar cusub

Fiiri dhamaan
Nin ayaa muuqaal ahaan ka wacaaya telefoonkiisa oo gacanta u haatinaaya xagga talefoonkiisa

Waxaad Ururka Qaxootiga Caawiya Nederlaan (VWN) ka sameysan kartaa ballan ah saacadaha qaabilaada ee dijitalka. Mudada saacadahan qaabilaada waxaad heleysaa iyadoo si shaqsi ah qof kaaga taageero xag bulsho iyo mid sharci ku saabsan ee xaaladaada shaqsiga. Shaqaalaha VWN ayaa ku siinaayamudada ballantan talo madax banaan.

Ma doonaysaa inaad si fiican u barato dhaqanka Nederlandka? Markaa waxaad hadda heli kartaa tigid bilaash ah in ka badan 150 madxaf oo Nederlaan ah. Ururka Caawiya Qaxootiga ee Nederlaan iyo Matxafyada ayaa si wadajir ah kuugu martiqaadaya booqasho.


Warbixinta aad bartan ka heleyso, wuxuu ka yimid urur xaquuqda bani'aadanka ee VluchtelingenWerk Nederland, oo ay wada shaqeynayaan lamaanayaal kale.
Iyadoo lala wada shaqeeyo Contentful