Qodob

Ku noolaanshaha hoyga magangalyadoonka ee ay dawladu kuu abaabushay

marka ugu dambeeyey la cusbooneysiiyey: 11/14/2024, 11:29 GH

Mudada ay socoto dacwada magangelyada waxaad joogi doontaa xerooyin kala duwan ee (COA). Mar mar ma jiro meel dadka ku filan xeryaha caadiga. Markaa waa inaad joogtaa xero caadi ah. Waxaa laga yaabaa inaad sii joogtaa xero deg deg ah. Marka codsigaaga la ogolaado, waad joogj kartaa Nederlaan oo guro ayaa heli doontaa.

Mudadii aad isdhiibeysida waxaad joogeysaa xerada Ter Apel

Dit heet de centrale opvanglocatie. Er is maar 1 centrale opvanglocatie in Nederland. Op dit moment is er vaak niet genoeg plek in de centrale opvang in Ter Apel. Daarom word je tijdens de aanmelding soms naar een

in Zoutkamp gebracht. Je wordt teruggebracht naar Ter Apel of Budel om je aanmelding af te maken.

Joogistaada kadib codsiga

Ka dib markaad boliiska iska xaadiriso

kuu abaabuleysaa gaadiid aad ku aado
haddii loo baahdo. Waxaa suura gal ah inaad u guurto xeryo kala duwan oo Nederlaan ah..

Maadaam la buuxo ma jiro boos kifaayo ah xeryaha dejinta caadiga. Sidaa awgeed waxaa mar mar lagu geynayaa xero muddo ah. Xerada dejinta mudada ah ma jiraan adeegyo badan sida xeryaha caadiga. Waxaa suura gal ah inaad xerada mudada ah lagaa bedelo.

Halkan ka aqri wixii dheeraad ee degaanka iyo xeryaha mudada ah.

Waxaad mudada dacwada magangelyada suuraga gal ah inaad la joogto familka ama asxaab. Wixii dheeraad halkan ka aqri.

Ururadan ayaa jooga xerada soo dhaweynta

Waxaa xerada badiyaa jooga

,
,
iyo
wey joogaan. Xeryaha mudada mar mar ma joogaan isla ururada jooga xeryaha caadiga.

Waxan ayaad sameyn kartaa haddii aadan ku qanacsanayn xerada

Waxaad boggan ka aqrineysaa waxa aad sameyn karto haddii aad ku qanacsanayn dejinta COA. Waxaad kaloo tusaale ahaan wadahadal la yeelan kartaa COA ama degmada, ayaa ka ashtakoon kartaa ama ka banaanbaxi kartaa.

Magangelyo-doone Nederlaan ahaan xaq uma lihid guri

Kaliya marka aad hesho sharciga deganaanshaha sababtoo ah codsigaaga magangelyo waa la ansixiyay ayaad guri heli kartaa. Laakiin xitaa markaas wali waxay qaadan kartaa waqti dheer. Waayo waxaa jira dad badan oo guri sugaaya. Sidoo kale Nederlaanka. Markaa waxa lagugu dari doonaa liiska sugitaanka. Ilaa inta aanad haysan guri, waxaad ku noolaan doontaa xerada COA.

Joogitaankaaga codsigaaga magangelyodoonka ka dib

Dacwada magangelyodoonka ka dib waxad aadeysaa

. Waxaad AZC aadeysaa haddii:

  • aad heshay sharciga degenaanshaha oo waxaad sugaysaa guri. Waxaad xaq u leedahay hoy ilaa ay degmada guri kuu hesho.

  • aad ku jirto dacwada magangelyadoonka la dheereeyey (VA).

  • ay IND codsigaaga magangelyada soo diiday. Waxaa markaa xerada AZC joogi kartaa 28 maalmood kale.

La soco: ma u dhexeysaa da'daada 13 iyo 18 jir oo aan waalid ama daryeele kula soconin Nederlaan? Markaa waxaa aadeysaa xero gaar ah oo ilmaha. Ma ka yar tahay 13 jir oo waalid iyo daryeelana aan kula soconin Nederlaan? Markaa waxaa aaadeysaa cid ku daryeeleysa.

ayaa cida ku daryeeleysa kuu raadinaaya.


Warbixintan wax ma kugu caawisay?


Warbixinta aad bartan ka heleyso, wuxuu ka yimid urur xaquuqda bani'aadanka ee VluchtelingenWerk Nederland, oo ay wada shaqeynayaan lamaanayaal kale.
Iyadoo lala wada shaqeeyo Contentful