Deganaanta

Haddii aad ka codsato Nederland magangelyo, waxaad xaq u leedahay xero. Waaxda Dejinta magangelyodoonka (COA) ayaa abaabula hooysiinta.


Warbixin


Warbixinta aad bartan ka heleyso, wuxuu ka yimid urur xaquuqda bani'aadanka ee VluchtelingenWerk Nederland, oo ay wada shaqeynayaan lamaanayaal kale.
Iyadoo lala wada shaqeeyo Contentful