Nidaamka guriga ee u degsan xarunta soo dhaweynta COA
Waxaa Waaxda Dejinta Magangelyodoonka (COA) waxey leeyihiin nidaamyo guriga taasoo ka jira xarun walba. Haddii aadan raacin nidaamyada guriga u degsan COA wey: - joojin karaan qeyb gunnada ama gunnada wiiga. - waxey kuu bedeli karaan xero nidm adag. Tani waxey dhacdaa marka xaalad rabsho culus jirto. - in la woco boliiska marka uu jiro fal dembiyeed.
Haddii aad dhowri weydo nidaamka u degsan, waxaa COA:
qeyb ah lacagta wiiga oo lagaa jaro.
iney kuu bedelaan xero leh nidaam adag. Taasi waxey dhacdaa marka aad xadgudub culus la sameeyo.
boliiska ayaa la waca marka ay jiraan fal dembiyeed.
Waxaad leedahay waajib isxaadirin oo xeradaada ah
Waa inaad uguyaraan hal mar wiigii iska xaadirosaa COA. Tani waxaa lagu magacaabaa waajibka isxaadirinta. Nidaamkan wuxuu ka jiraa dhamaan xeryaha COA. waa inaad iska xaadirisaa saacadda iyo meesha COA ay kuu sheegtay. Waxaad heleysaa warbixin isxaadirinta waajibka ah ee xeradaada. Ma jiraa sabab muhiim ah oo aadan isu xaadirin karin? Markaa ogeysii shaqaalaha-COA.