Mawduucyada

show menu options
Af Soomaali (Somali)



Hotline support

Nagu saabsan

RefugeeHelp waxey bixiyaan warbixino arrimo kala duwan oo aad la kulmi karto markaad axooti ku tahay Nederland. Warbixinta aad aaladdan ka heleyso waxay ka timid urur madaxbanaan oo xaquuqda bani'aadamka VluchtelingenWerk Nederland.

VluchtelingenWerk waxey ka bixiyaan warbixinta ugu dambeeya websaaytkooda iyo baraha bulshada, qeybta caawino ee sharciga iyo khadka telefoonka. VluchtelingenWerk waey kaloo ka shaqeeyaan xeryaha magangelyodoonka iyo hoysiinta kale si ay qaxootiga u siiyaan warbixin madaxbanaan.


Maamulay & daabacay:

VluchtelingenWerk Nederland waxey cawiyaan qaxootiga iyo magangelyodoonka laga bilaabo markey imaadaan Nedelaan ilaa ay helaan jidkooda madax banaani.


Waxaa suurta geliyey:

Ilaa 1989, waxaa the Nationale Postcode Loterij ay caawinayaan ururada samafalka oo ka shaqeeya sidii loo heli lahaa aduun uu xaq ah, cagaaran iyo caafimaad leh. waxaa mahadsan dadka ka qeyb qaata, waxaan awoodnaa inaan caawino 148 samafalo sannad walba.

Sida lamaanahaaga teknoolijiyada sare iyo la taliyahaaga la aaminay, waxa keliya aan leenahay hal hadaf: Inaan fursadaha teknolojiyada ka dhigno guul weyn. Waxaan leenahay xamaasad, dhaqso ayaan u shaqeynaa, marka loo baahdo waan madax adag nahay waxana mar walba xooga saarnaa danahaaga. markaa waan ku faraxsanahay qiimeynta sareysa ee ay macaamilkeena na siiyaan. Navara waxey abuurtaa saameyn.

Waxaan nahay SparkOptimus – Europe's #1 la taliyaha istaratiijiga dhijitaalka. Waxaan caawinaa ururada iney furaan awooda carqalada- u tarjumida teknoolojiyada cusub fursadaha ganacsigaaga.


Iyadoo lala wada shaqeynaayo:

  • COA
  • CoMensha
  • Defence for Children
  • Global Talk
  • IND
  • Juridisch Loket
  • Kerk in Actie
  • Leger des Heils
  • LOWAN
  • MIND Korrelatie
  • Nidos
  • NJi
  • Nova
  • Yukrainka jooga Nederlaan
  • Open Embassy
  • Pharos
  • Refugee Talent Hub
  • Laanqeyrta Cas
  • Badbaadinta Ilmaha (Save the Children)
  • Slachtofferhulp Nederland
  • Stichting Bevordering Huisdierenwelzijn
  • Stichting Vluchteling
  • Takecarebnb
  • UAF
  • UNHCR
  • UNICEF
  • Welcome App App-ka soo dhaweynta
  • Voedselbanken