Mawduucyada

show menu options
Af Soomaali (Somali)



Noqoshada qasabka ah ee wadankaaga asliga

marka ugu dambeeyey la cusbooneysiiyey: 3/15/2023 8:44 GH

Haddii aad si isku filnaan ah ugu noqoneynin wadankaaga asliga, waxaa dowlada Nederlaan kugu qasbi kartaa in qasab lagugu celiyo. Boggan ayaad wixii dheeraad ah ka aqrisan kartaa.

Codsigaaga magangelyo oo la soo diiday

Haddii

Adeegga Socdaalka iyo Jinsiyada (IND)
codsigaaga magangelyada soo diido, waxaa urur dowladeedka
Adeegga Dib u Celinta iyo Bixitaanka (DT&V)
ayaa kaala soo xariiraaya arrinta dib ugu noqoshada wadankaaga asliga. Taasi waxey micnaheeda tahay inaad Nederlaan isla markii aad ka baxdaa.

Garyaqaankaaga miyaa maxkamad sare ka qaadanaaya goundefinedaanka IND? Badiyaa goundefinedaanka xaakinka Nederlaan waad ku sugi kartaa.

Dib u noqoshada isku filnaanta

Ma u soo diiday IND codsigaaga magangelyada si kama dambeys ah? Markaa waxaad heli doontaa warqad taasi ku saabsan. Taasi waxaa la yiraahdaa undefinedGoundefinedaankaundefined.

Taasi waxey micnaheeda tahay iney dowladda Nederlaan kaa rabto inaad ku noqoto wadankaaga asalka. Haddii aad doorato inaad noqoto, waxaad taageero ka heli kartaa ururo kal duwan.

Celinta qasabka

Ma waxaad dooraneysaa inaadan la shaqeynin inaad ku noqoto wadankaaga asalka? Markaa dowladda Nederlaan kugu soo oogi kartaa dibaaji aad dib u heleyso haddii aad dib noqoneyso.

Haddii dowlada u maleyso inaad ku talo jirto inaad sharci daro waddanka ku joogi rantid, waxaa lagu geyn karaa xabsiga ajaanbta. Taasi waxey micnaheeda tahay in nooc xabsi ah lagugu heynaayo ilaa qasab wadankaaga asliga lagugu celinaayo.

Safarka

Celinta qasabka ah badiyaa waa diyaarad ahaan diyaaradaha dhoofitaanka caadiga. Mar mar diyaarad gaar ah ayaa loo sameeyaa. Tusaale ahaan haddii dad badan oo isku waddan ah hal mar waddankooda asliga ku noqonayaan.

Haddii ay jiraan calaamado inaad iska hortaageyso dib u celinta, waxaa ku hagaaya mudada safarkaaga shaqaalaha boliiska

Ilaaliya Xaduudka
. Mar mar waxaa kula raacaaya shaqaalaha DTundefinedV diyaarada si uu kuu hago. Tusaale ahaan daundefinedyarka.

Wax yar ama taageero la'aan

Fursadaha taageerada dib u celinta wey xadidan yihiin marka qasab aad ugu noqoneyso wadankaaga asalka ah.

Xaaladaha qaarkood waxaad heli kartaa taageero dib u celinta. Taageerada waxey ka kooban tahay alaab iyo/ama caawino ugu badnaan leh qiimo ah € 1.000,-.