La soco: qeyb ka mid ah qodobkani lama tarjumin. Tarumaanada ayaa ku howlan. Mar dhow soo noqo si aad qodobka luqadaada ugu aqriso.

Qodob
Waxaa IND gaareysaa go'aan ama inaad sharci deganaansho heleysid iyo in kale
marka ugu dambeeyey la cusbooneysiiyey: 6/26/2026, 15:40
La wadaag baraha bulshada:
Waxaa IND go'aamineysaa mudada dacwada magangelyada (la dheereeyey) hadii aad Nederlaan joogi karto iyo in kale. Halkan ka aqri waxa jira marka aad sharciga magangelyo hesho. Ama waxa aad sameyn karto haddii IND soo diido codsigaaga magangelyo.