Mawduucyada

show menu options
Af Soomaali (Somali)



Dokumentiyada aad IND siineyso

marka ugu dambeeyey la cusbooneysiiyey: 5/30/2023 1:39 GD
Qodobkaan sii wadaaji

Mudada dacwada magangelyada waxaad Adeega Socdaalka iyo Jinsiyada (IND) u dhiibeysaa dokumentiyo. Dokumentiyadan waxey cadeynayaan dhibaatada aad usoo qaxday. Ka aqri halkan dokumetiyada lagaa rabo iyo qaabka aad u kuwaasi u direyso.

Dokumentiyadan ayaad IND siineysaa

Waxaa muhiim ah inaad dhibaatada qixidaada aad u cadeyn kartaa

Riix halkan wixii faahfaahin siyaado ah
IND
. Aruuri mudada dacwada magangelyada ilaa intii suura gal ah dokumentiyo shaqsiyadaada iyo arrinta qixidaada cadeynaaya. Hala sugin inaad dokumentiga dhiibato ilaa wareysiga 2aad ee IND.

La soco: IND waa iney wareysiga 2aad ka hor dokumentigaaga asliga ay baari karaan. Haddii aad dokumentiga dhiibato mudada wareysiga 2aad ama ka dib? Markaa ka howlgalka codsigaaga magangelyo wuxuu qaadan karaa muddo ka sii dheer.

U dir oo raaci warbixintaada:

  • magacaaga

  • nambarkaaga

    Riix halkan wixii faahfaahin siyaado ah
    V-nambarka
    (nambarkan wuxuu ku qoran yahay
    Riix halkan wixii faahfaahin siyaado ah
    dokumentigaaga-W
    undefined)

  • sharaxaad kooban oo afafka Nederlaanka, Inglshka, Faransiis ama Jarmal waa inay ku jirtaa dokumantiyada aad gudbinayso

  • tarjumaad dokumantiyada ku qoran afafka Nederlaanka, Inglish, Faransiis ama Jarmal oo uu sameeyey tarjumaan la dhaariyey

  • taariikhda waraysiga2 aad oo IND (haddii la soo sheegay)

Dokumantiyada u dir cinwaankan

T.a.v IND - Scanstraat Postbus 18 9560 AA Ter Apel

Dokumentiyadan ku dir boostada

Waxaad dokumantiyada ugu diri kartaa IND adooo u marinaya boostada diiwaangashan. Tani waxay la macno tahay waxaad heli doontaa fariin kaaga soo noqota IND markay helaan dokumantiyada. Qareenkaagu sidoo kale wuu kuu diri karaa dokumantiyada. Waa inaad iska bixisaa kharashka dirista dokumantiyada.

Ka samey had iyo jeer ka samee nuqul dokumantiyada aad dirayso oo meel hagaagsan dhigo.

Maqaalkan ma ku caawiyey?