Naag ka shaqeyneysa foornada pizza-da

Inaad qibrad shaqo sameyso adigoo heysta dokumenti-W oo 1 sano ah

marka ugu dambeeyey la cusbooneysiiyey: 11/22/2023, 1:50 GD
Qodobkaan sii wadaaji

Maka weydiisatay Nederlan magangelyo, laakiin weli deganaansho magangelyo ma helin? Markaa qibrad shaqo waad sameyn kartaa marka uu waxbarashadaada kugu waajibinaayo. Halkan ka aqri wixii dheeraad ah.

Tababar shaqo

Tababar shaqo mar mar waa qeyb waajib ah oo tababarkaaaga. Mudadaasi tababarka shaqada waxaad baraneysaa shaqo ama sameyneysaa qibrad shaqo. Muddo gaaban ayaa ururka u shaqeyneysaa ururka iyo mushahar laguma siinaayo. Haddii aadan weli sharci deganaansho weli helin, markaa laguma siinaayo qarash shaqo barashada ah. mar mar ayaa lagu siinaayaa qarashka safarka. Waxaa shaqo barashada ka baraneysaa qaabka Nederlaan loo shaqeeyo.

Waxaa laguu oggol yahay inaad shaqo barashada sameyso haddii:

  • shaqo barashada waajib tahay oo tababarkaaga.

  • shaqo barashada waa mid aan lacag lagu siineynin. Waa laguu oggol yahay qarashka safarka lagu siiyo..

La soco: Shaqo siiyahaaga loogama baahna Fasaxa shaqada (TWV). Haddii waxa kor ku qoran aanan ku quseynin? Markaa lama oggola inaad tababar shaqo sameyso.

Qodobkan ma ku caawiyay?