Waxbarashada

Boggan waxaad ka heleysaa warbixin ku saabsan waxbarashada ilmaha iyo dadka waaweyn Nederlaan. Tusaale ahaan dugsiga hoose iyo dugsiga sare. waxaad kaloo halkan ka aqrineysaa sharuudaha waxbarashada haddii aadan weli sharci deganaansho heysanin iyo qarashka waxbarashada.


Warbixin