Waa inaad sugtaa wadahadalka IND
La wadaag baraha bulshada:
Ka dib markaad iska diiwaangeliso Ter Apel, Waxaa sugeysaa wadahadalka IND oo dhibaatadaada qixida. Taasi dhowr wiig ayey qaadan kartaa.
Waxaa suura gal ah in baaritaan- TBC aad marto
Magangelyodoonka ka yimid wadan uu qaaxada (Tb) ka jiro, waxaa marka hore Nederlaan laga qaadaa
VluchtelingenWerk waxey kuu sheegi doonaan qaabka dacwada magangelyada u soconaayo
Dacwada magangelyada waa mid adag. Iyo waxa
Waxaad la kulmeysaa lawyarkaaga intaadan wareysiga IND la yeelanin ka hor
Ka hor wadahadalka