Cookies
Waxa cookie yahay feyl yar oo qoraal ah oo lagu dhejiyey kambiyuutarkaaga, tablet-kaaga ama telefoonka gacanta mudada aad websaaytka booqaneyso. Feylkan wuxuu keydiyaa warbixin la aqoonsaday booqashadaha mustaqbalka. Taasi waxey suura gelisaa, tusaale ahaan inaad websaytka gasho ama aad luqada ku gashay uu xasuusnaado. Waxaa jira 3 nooc oo cookie ah:
Cookie-ga shaqada: kuwaani waxey muhiim u yihiin si websaaytka u shaqeeyo. Waxaa ku fekeri kartaa dukaanka interneetka ee xasuusta alaabta aad ku rido gaarigaaga wax iibsiga
Cookie-ga Falanqeynta: cookie-gan waxay aruuriyaan xisaabaadka, sida tirada dadka soo booqda websaaytka iyo qaabka gujinta booqdayaashaas.
Cookie-ga raadraaca: kuwaani waxay suura geliyaan dhaqankaaga internetka. Tusaale, ka dib markii aad shey gaar ah ka fiiriso dukaanka interneetka, waxaa suura gal ah inaad la kulanto sheygaasi mar kale oo xayeysiin ah. websaayt kale ah.