
Daawo webinar ku saabsan dhamaadka RTB ee dadka ka soo qaxay Yukrayn iyaga oo aan haysan dhalasho Yukrayn ah
La wadaag baraha bulshada:
Waxaa 24 -tii luulyo ay VluchtelingenWerk abaabuleen webinar ku saabsan dhamaadka badbaadadii mudada ahayd ee dadka wadan seddexaad ka yimid. Waxaa webinarka dib looga daawan karaa YouTube-ka
Macluumaadka iyo waqtiga su'aalaha
Waxaa 24-tii luulyo ay VluchtelingenWerk abaabuleen webinar dhamaadka badbaadinta mudada ah ee dadka wadamada seddexaad. webinarkana waxaa dib looga arki karaa YouTube. Shaqaalaha
Waxaad xariiriyaha hoose aad webinarka dib uga daawan kartaa YouTube iyadoo Inglish, Ruushka ama Carabiga ah:
Ma rabtaa warbixinta ugu muhiimsan inaad dib u aqriso?
Ma qabtaa su'aalo VluchtelingenWerk? Ka sameyso ballan saacadaha qaabilaada onlaynka
Waxaan sida ugu wanaagsan VluchtelingenWerk ku caawin karnaa haddii aad siiso oggolaansho hore si aan u kaydino xogtaada. Ogolaanshahaaga la'aanteed, lama oggola in VluchtelingenWerk ka baaraandegno xogtaada shakhsi ahaaneed mana bixin karno talo shakhsiyeed. Waxa kaliya oo aad heli doontaa macluumaadka guud ee ku saabsan xeerarka lagu dabaqi karo
Raac tallaabooyinka soo socda, si aad usoo gudbiso wakiilashada
Ballan ka sameyso saacadaha qaabilaada onlaynka ah xagga websaytka RefugeeHelp. Ku soo deji foomka
Yukreeniyaan amaInglishka Ku buuxi warbixinta iyo saxiix foomka.
Ka samey sawir ama iskaan foomka oo markaa u soo dir afspraken-oekraine@vluchtelingenwerk.nl.