
Noocyadee doorashooyin ayaa ka jira Nederlaan?
La wadaag baraha bulshada:
Waxaa Nederlaan ka jira noocyo kala duwan oo doorashooyin ah. Qof walba xaq uma laha inuu codeeyo. Hoos ayaa ka aqrineysaa doorashooyinkee jira, goormaa la qabtaa, yaa codeyn kara.
Doorashooyinka Golaha Wakiilada
Inta uu jiro doorashooyinka Golaha Wakiilad waxaa Nederlaanka u codeeyaan Golaha Wakiilada
Yaa loo oggol yahay inuu codeeyo?
Si aad xaq ugu yeelato inaad u codeyso Golaha Wakiilada waa inaad:
Haysataa dhalashada Nederlaanka.
Da'da 18 jir ama ka weyn tahay.
Aan lagaa saarin
. Keliya xaakinka maxkamada ayaa qofka ka saari kara.xaqa codbixinta
Xeerarkan waxey sidoo kale quseeyaan dadka degan Bonaire, Sint-Eustatius iyo Saba.
Dadka deggan Aruba, Curaçao, iyo Sint Maarten waxa ay keliya codayn karaan haddii ay:
Ugu yaraan ku noolaayen 10 sano Nederlaan.
U shaqeeyaan dowladda Nederlaan mid ka mid ah jasiiradahan.
Doorashooyinka Golaha Sare
Doorashooyinka Golaha Sare, si toos ah uma dooraneysid cidda geleysa Golaha Sare.
Xubnaha
Doorashooyinka Golaha Sare waaafartii sano mar, badiyaa wax yar ka dib doorashooyinka Hay'adda Gobolada.
Doorashooyinka Hay'adda Gobollada
Inta doorashooyinka Hay'adda Gobolada waxaad dooraneysaa xubnaha Ha'adda Gobolada ee gobolkaaga.
Doorashooyinka waxa ala qabtaaafartii sano mar.
Si aad ugu codeyso Hay'adda Gobollada waa inaad:
Da'da 18 jir ama ka weyn tahay.
Inaad Nederlaan ka degan tahay gobolka aad ka codeyneyso.
Inaad tahay Nederlaan, ama ka diiwaangashan tahay
aad ka diiwaangashan tahay Nederlaan.Yurubta Midowday EUAaan lagaa saarin xaqa cod bixinta.
Dadka degan Bonaire, Sint-Eustatius iyo Saba looma oggola iney codeeyaan doorashooyinka Hay'adda Gobolada.
Doorashooyinka Guddiga Biyaha
Doorashooyinka Guddiga Biyaha waxaa la dooranaaya xubnaha
Da'da 18 jir ama ka weyn.
Deggan aagga guddiga biyaha, ama shirkad ama dhul halkaas ku leh.
Muwaadin Nederlaan yahay ama muwaadin EU oo Nederlaan deggan.
Aan lagaa saarin xaqa cod bixinta.
Doorashooyinka BaarlamaankaYurub
Doorashooyinka baarlamaanka Yurub waxaad dooraneysaa xubnaha baarlamaankaYurub. Waxaa Baarlamaanka Yurub wadajir ula sameeyaan
Waxaa doorashooyinka baarlamaanka Yurub waxaa dooraneysaa xisbi siyaasi. Markuu xisbiga codad badan sii helaa, kuraas badan ayaa ka helaayaan baarlamaanka Yurub. Waxaad mar mar codka siin kartaa musharaxa ku jira liiska xisbiga. Markaasi waxaad caawineysaa musharaxa inuu liiska kor u kacaa.
Doorashooyinka waxa la qabtaashantii sano mar.
Si aad ugu codeyso doorashooyinka Yurubiyaanka waa inaad:
Da'da 18 jir ama ka weyn ahaataa.
Muwaadin Nederlaan tahay ama muwaadin EU oo Nederlaan deggan.
Aan lagaa saarin xaqa cod bixinta.