Laga soo xigtay: Canva
Qodob

Noocyadee doorashooyin ayaa ka jira Nederlaan?

marka ugu dambeeyey la cusbooneysiiyey: 9/23/2025, 2:26 GD

Waxaa Nederlaan ka jira noocyo kala duwan oo doorashooyin ah. Qof walba xaq uma laha inuu codeeyo. Hoos ayaa ka aqrineysaa doorashooyinkee jira, goormaa la qabtaa, yaa codeyn kara.

Doorashooyinka Golaha Sare

Doorashooyinka Golaha Sare, si toos ah uma dooraneysid cidda geleysa Golaha Sare.

Xubnaha

ee dhamaan gobolada ayaa dooranaaya Golaha Sare. Golaha Sare waxey wadajir Golaha Wakiilada u baaraan sharciyada la ansaxiyey. Waxey kaloo la socdaan in dowladda u sahqeyneyso si fiican.

Doorashooyinka Golaha Sare waaafartii sano mar, badiyaa wax yar ka dib doorashooyinka Hay'adda Gobolada.

Doorashooyinka BaarlamaankaYurub

Doorashooyinka baarlamaanka Yurub waxaad dooraneysaa xubnaha baarlamaankaYurub. Waxaa Baarlamaanka Yurub wadajir ula sameeyaan

iyo
sharciyada dhamaan wadamada Midowga Yurub EU.

Waxaa doorashooyinka baarlamaanka Yurub waxaa dooraneysaa xisbi siyaasi. Markuu xisbiga codad badan sii helaa, kuraas badan ayaa ka helaayaan baarlamaanka Yurub. Waxaad mar mar codka siin kartaa musharaxa ku jira liiska xisbiga. Markaasi waxaad caawineysaa musharaxa inuu liiska kor u kacaa.

Doorashooyinka waxa la qabtaashantii sano mar.

Si aad ugu codeyso doorashooyinka Yurubiyaanka waa inaad:

  • Da'da 18 jir ama ka weyn ahaataa.

  • Muwaadin Nederlaan tahay ama muwaadin EU oo Nederlaan deggan.

  • Aan lagaa saarin xaqa cod bixinta.


Warbixintan wax ma kugu caawisay?


Warbixinta aad bartan ka heleyso, wuxuu ka yimid urur xaquuqda bani'aadanka ee VluchtelingenWerk Nederland, oo ay wada shaqeynayaan lamaanayaal kale.
Iyadoo lala wada shaqeeyo Contentful