Mawduucyada

show menu options

SO

Af Soomaali

Somali




Gezinshereniging op luchthaven Schiphol.

Laga soo xigtay: Selma van der Bijl

Kuwan waa inaad sii dabirtaa marka xubinta reerkaaga Nederlaan imaado

marka ugu dambeeyey la cusbooneysiiyey: 11/22/2023 1:53 GD
Qodobkaan sii wadaaji

Codsigaaga keenista reerka ma la oggolaaday? Markaa waa imaan karaa xubinta reerkaaga Nederlaan. Halkan ka aqri waxa la la rabo inaad sameyso.

Xubinta reerkaaga fiisada wuu soo qaadan karaa

Waxa

Riix halkan wixii faahfaahin siyaado ah
Adeega socdaalka iyo Jinsiyada(IND)
waxaa safaarada Nederlaanka ay siineysaa xubnaha reerkaaga ee wadanka in fiiso u diyaariso xubnaha reerkaaga. Markaa hadduu jirin safaarad Nederlaan wadankaasi? Markaa safaarada Nederlaanka oo wadan deriska. Fiisada waxaa la yiraahdaa.

Badiyaa xubnaha reerka MVV waxa la sooo qaadi doonaa3 bilood gudahooda ee go'aan wanaagsan ee IND. Mar mar wuxuu mudadan loo dheereyn doonaa 6 bilood iyo gaar ahaan xaaladaha gaarka ah ilaa 9 bilood. Tusaale ahaan safaarada oo aan si fudud loo gaari karin.

Go'aanka ogolaansho ee IND waxaa ku qoran faahfaahin sida xubinta reerkaaga MVV u soo qaadan karo. Go'aanka waxaa kaloo ku qoran faahfaahinta sida uu xubinta reerkaaga uu Nederlaan u soo aadi karo Nederlaan iyo waxa xubinta reerkaaga la rabo inuu sameeyo marka uu imaado Nederlaan.

Waxaa suura gal ah inaad hoy raadiso

Ma heysatid weli weli idinku habboon oo aad ku wada noolaataan adiga iyo xubinta reerkaaga? Ka dib markaad ballan ka sameysatay IND, waxaad isla markii ballan ka sameyn kartaa dejinta

Riix halkan wixii faahfaahin siyaado ah
Xarunta Dhexe ee Dejinta magangelyodoonka (COA)
. Badiyaa 1 beri ka hor ballanta IND ayaa xubinta reerka xerada COA aadi karaa.

Qodobkan ma ku caawiyay?

Mashruuca tallaabooyinka

Keenista reerka oo 3 bilood gudahood lagu codsanaayo marka sharci deganaanshaha aad hesho ka dib