
Inaad baabuur ku haysato Nederland
La wadaag baraha bulshada:
Ma doonaysaa in aad Nederlaan baabuur ka iibsato? Markaa waxaa jira siyaabo kala duwan oo taas loo sameeyo. Maqaalkan waxaad akhrin kartaa waxa ay tahay inaad fiiro gaar ah u yeelato iyo kharashyada jira.
Waxaad ku iibsan kartaa baabuur siyaabahan
Baabuur iibiyaha waxaad ka iibsanaysaa baabuur la isku halayn karo. Baabuur iibiye waa shirkad iibiya baabuurta cusub iyo/ama la isticmaalay aad ka iibsan karto. Inta badan waxaad helaysaa dammaanad Taas macneheedu waxa weeye in aad dib u soo noqon karto haddii ay dhibaato timaado. Ganacsatada baabuurta waxay kaloo ka caawiyaan diiwaangelinta iyo caymiska.
Haddii aad ka gadato baabuur la soo isticmaalay garaashle heysta calaamad tayo leh(tusaale
waxaad heysataa kalsooni badan. Badiyaa waxaad heysataa 12 bilood oo damaanad ah shirkadahan waa lagu kalsoonaan karaa. Haddii ay dhibaato jirto wey ku caawinayaan.BOVAGBaabuur laga gataa qof ( shaqsi) badiyaa waa ka raqiisan yahay, laakiin waxey keenaysaa khataro kale. Badiyaa ma jiro damaanad iyo waxaa jiri kara dhibaato baabuurka leeyahay oo aad isla markii arki karin. Sidaa awgeed ayaa dad badan Nederlaan waxey weydiiyaan khabiir inuu fiiriyo baabuurka ka hor inteysan ka iibsanin qof caadi ah.
Kuwani waa kharashyada dheeraadka ah markaad baabuur iibsanayso
Marka laga soo tago qiimaha lagu iibsanayo baabuurka, sidoo kale waa inaad xisaabta ku dartaa kharashyada kale, kuwaas oo kala ah:
Canshuurta Diiwaangelinta Gaadiidka (BPM): BPM waa canshuur aad bixiso 1 mar marka aad iibsanayso ama aad soo dejinayso gaari, mooto, ama gaari shaqo. Waxaad tan bixinaysaa isla marka baabuurku helo taargada ruqsadda ee Nederland.
Canshuurta baabuurta (MRB) ama canshuurta waddooyinka: Waxaad bixinaysaa tan bil kasta ama saddexdii biloodba mar. Canshuurta waddooyinka ee Nederland waxay ku xiran tahay arrimo kala duwan, sida miisaanka gaariga, nooca shidaalka,
iyo gobolka aad ku nooshahay. Qiimuhu wuu kordhaa sannad kasta 1 Janaayo. Gawaarida culus iyo baabuurta ku shaqeeya naaftada ama LPG ayaa qaali ah. Ma rabtaa inaad si sax ah u ogaato inta aad bixinayso?qiiqa CO₂Markaa waxaad ku qori kartaa lambarka taarikadaada bogga internetka ee Maamulka Canshuuraha. Caymis: Dalka Nederland, waa qasab in la qaato caymiska gaariga.
waa kan ugu yar ee waajibka ah. Qiimaha caymiska baabuurta ee WA ee Nederland wuxuu celcelis ahaan u dhexeeyaa €34.50 ilaa €37 bishii. Qiimuhu wuxuu ku xiran yahay meesha aad degan tahay, da'daada, khibradda wadista (Caymiska mas'uuliyadda magdhawda (caymiska WA) ) iyo nooca gaariga.sanadaha aan qasaaro jirinnDayactirka iyo Kormeerka Guud ee Muddada Kooban (APK): Baabuurta waa in si joogto ah loo dayactiraa oo loo kormeeraa. Kuwani waa kharashyo soo noqnoqda oo ay tahay inaad ku talo gashaa. Nederland, waxaa looga baahan yahay 2 da adeeg ee dayactirka soo socda:
WaxaaAPKuu yahay kormeerid waajib ah. Baabuurkaaga waxa laga baarayaa xagga amaanka iyo bii' ada. Waxba lama hagaajinaayo, keliya haddii ay daruuri tahay si loo ansaxiyaa. Waxaa kharashka baaritaankaasi badiyaa u dhexeeyaa €20 iyo €80. kharashka wuxuu ku xiran yahay nooca baabuurka, shidaalka iyo garaashka.
Talo: Gaarigaaga waxaa laga baarayaa fulinta APK. Haddii ay jiraan dhibaatooyin, waa inaad hagaajisaa, waxayna ku kacaysaa lacag. Sidaa darteed, ka hor sii hubi taayiradaada, nalalkaaga, masaxayaasha muraayadda, iyo dareerayaasha. Sidan, waxaad ku badbaadin kartaa lacag.
Ma ahandayactirkamid waajib ah. Garaashka ayaa baaraaya baabuurkaaga iyo bedelaaya waxyaalo, sida saliida iyo shaandheeyayaasha. Sidaasoo baabuurkaaga uu si fiican u shaqeynaayo. Kharashka dayctirka waa kala duwan yahay. dayactika yar badiyaa waa €100 ilaa €250. Dayactirka weyn badiyaa waa €200 tot €700.
Talo: Haddii aad isku ka dhigto kormeerka-APK iyo dayactirka, taasi waxaad ku badbaadineysaa waqti iyo lacag.
Diiwaangeli gaarigaaga oo beddel taargiga shatiga
Haddii aad iibsatay gaari, waa inaad ka diiwaan gelisaa
Haddii aad baabuur ka iibsato shaqsi gaar ah, waxaad sidaas ku samaynaysaa miiska diiwaangelinta " kentekenloket", sida barta
Diiwaangelinta ka dib waxaad heleysaa
Waxaad u baahan tahay dukumeentiyadan si aad u wareejiso baabuur:
aqoonsi shisheeye oo sax ah
cadeyn laga soo qaatay
Xogta
ee oo muujinayaDiiwaanka Shakhsi ahaaneed (BRP) . Waxaad ka codsan kartaa cadeyntan degmada mana ka weynaan karo 3 bilood.Lambarka Adeegga Muwaadinka (BSN)
Talooyin marka aad baabuur iibsanayso
Haddii aad gadaneyso baabuur, waxaad mar walba qaadan kartaa wadista tijaabada si aad u hubiso in baabuurku si fiican u shaqeeyo. Sidoo kale hubi in dhammaan waraaquhu ay hagaagsan yihiin, sida buug-yaraha dayactirka, kormeerka APK iyo cadeynta diiwaangelinta taargada.