Codsiyada magangelyada ee yamaniyiinta dib ayaa loo go' aaminaayaa
Wasiirka Magangelyada iyo Socdaalka ayaa dhawaan go'aansaday inuu wax ka beddelo siyaasadda magangalyada ee dadka Yemen, Tani waxay sabab u ahayd warbixin rasmi ah oo cusub oo ku saabsan Yemen oo soo baxay bishii Abriil. Siyaasaddan cusub waxay dhaqan gashay tan iyo Oktoobar 17. Codsiyada magangalyada ee dadka Yemeniyiinta ah ayaa dib loo qiimeyn doonaa laga bilaabo taariikhdaas