Daryeelka caafimaadka

Ma raadineysaa dhaqtar, dhaqtar nafsi ama daryeel caafimaad? waxaad boggan ka heleysaa warbixin ku saabsan daryeelka caafimaadka Nederlaan qaabka uu u shaqeeyo. Waxaad kaloo heleysaa warbixin ku saabsan ceymiska caafimaadka.


Warbixin