Laga soo xigtay: Selma van der Bijl
Qodob

Waxaad iska diiwaan gelisaa Ter Apel ama Schiphol haddii aad ka diiwaan gashan tahay waddan kale oo Yurub ah

marka ugu dambeeyey la cusbooneysiiyey: 12/19/2025, 4:21 GD

Haddii aad qaxooti ahaan u timid Nederland, waa inaad iska diiwaangelisaa xarunta diiwaangelinta ee Ter Apel ama Schiphol.

DISA iyo KMaR ayaa baraaya haddii aad magangelyo ka weydiisatay Yurub

Waxa

waxey baarayaan xerada isdhiibitaanka ee Ter Apel in magacaaga iyo astaanta farahaaga ay ku jiraan
ama
. Waxa
waxey taasi ku sameysaa xerada isdhiibitaankaSchiphol.

Magacaaga ama astaanta farahaaga ayaa ku jira 1 ka mid ah nidaamyaddan haddii:

  • Waxaad astaanta farahaaga ka bixisay waddan kale oo Yurub ah;

  • Waxaad hore magangalyo uga codsatay waddan kale, halkaas oo aad bixisay farahaaga;

  • -Waxaad dalbatay fiiso ama lagu siiyey fiiso waddan kale oo Yurub ah.

Waddanka nidaamka ku jira ee magacaaga ku qoran, ayaa mas'uul ka ah ka howlgelida codsigaaga magangelyo. Tani waa heshiis ay wadamada Yurub sameysteen, taasi waxaa la yiraahdaa '

'.


Warbixintan wax ma kugu caawisay?


Warbixinta aad bartan ka heleyso, wuxuu ka yimid urur xaquuqda bani'aadanka ee VluchtelingenWerk Nederland, oo ay wada shaqeynayaan lamaanayaal kale.
Iyadoo lala wada shaqeeyo Contentful