Sharuudaha sharciga magangelyada ee deganaanshaha
Qodobkaan sii wadaaji
Waxaad Nederlaan magangelyo ka heleysaa haddii aad sharuudaha ka soo baxeyso. Adeega Socdaalka iyo Jinsiyada(IND) ayaa go'aamineysa codsigaaga magangelyo. Halkan ka aqri sida wanaagsan ee aad u sharaxeyso sababta aad magangelyo u weydiisaneyso.
Sababahan ayaad sharci magangelyo u weydiisan kartaa
waxaad sharci deganaansho magangelyodoonka weydiisan kartaa haddii:
waxaad ka baqaysaa dacwad oogid la xidhiidha isirkaaga, diintaada, asalkaaga, fikirkaaga siyaasadeed ama waxaad ka tirsan tahay koox la takooro.
waxaad khatar ugu jirtaa inaad waajahdid ciqaab dil, jir-dil ama qaab kale oo binaadanimada ka baxsan dalkaagii asliga.
waxaad ka cabsanaysaa inaad dhibane u noqotid rabshad khilaaf dagaal, sida dagaal, dalkaagii hooyo ka jira.
Waxaa 3 dan sababood la iskugu raacay
Sifiican u sharax sababta aad u soo qaxday
Waa muhiim inaad u sheegto u dhammaan macluumaadka ku saabsan sababta aad u soo qaxday oo si cad oo buuxda
Fiidiyowgaan waxaa lagu sharaxayaa dacwada magangelyodoonka:
Waxaa qoraalkan isku duba riday urur seddexaad(www.youtube.com).maadaama aad diiday inaad ogolaato (cookies) waxa keliya aan awoodnaa inaan kuu jiheyno YouTube halkii aan ka fidin lahayn websaaytkeena: YouTube.com