Mawduucyada

show menu options
Af Soomaali (Somali)



Racfaan ka qaadashada go'aanka IND

marka ugu dambeeyey la cusbooneysiiyey: 5/30/2023 11:56 GH
Qodobkaan sii wadaaji

Adeega Socdaalka iyo Jinsiyada (IND) wey soo diideen codsigaaga magangelyodoonka. Maxad sameyn kartaa haddii aad diidmada ku raacsanayn? Ka aqri halkan dacwada laga qaato maxkamada Nederlaan.

Sidan ayaa racfan uga qaadaneysaa

Haddii aadan ku raacsanayn goundefinedaanka

Riix halkan wixii faahfaahin siyaado ah
IND
garyaqaankaaga ayaa racfaan qaadaaya maxkamada. Kla hadal garyaqaankaaga hadaad taasi rabto. Haddii garyaqaankaaga racfaan qaado, xaakinka ayaa goundefinedaaminaaya inuu goundefinedaanka IND sax yahay iyo in kale. Xaakinka ma goundefinedaaminaayo inaad (markaa ka dib) sharci deganaansho heleysid, laakiin wuxuu goundefinedaaminayaa in IND dacwada si wanaagsan u fulisay.

Haddii uu xaakinka goundefinedaamiyo in IND dacwada sida saxda ah u fulinin, waa in IND goundefinedaan cusub ay soo gaaraan. Haddii xaakinka goundefinedaamiyo in IND dacwada sida saxda u fulisay, waa inaad Nederlaan ka baxdaa. Ama waxaad weydiisan kartaa codsi magangelyo cusub.

Racfan sare

Kuma raacsanid goundefinedaanka maxkamada? Markaa garyaqaankaaga ayaa maxkamad sare kaaga qaadaaya

Riix halkan wixii faahfaahin siyaado ah
Maxkamada Sare
. Kala hadal garyaqaankaaga haddii aad taasi rabto. IND iyagana goundefinedaanka maxkamad sare wey ka qaadan karaan goundefinedaanka maxakamada.

Maqaalkan ma ku caawiyey?