Qodob

Inaad qorato shaqo barasho (stage) adigoo heysta dokumenti-W

marka ugu dambeeyey la cusbooneysiiyey: May 11, 2026 ee 10:13

Maka weydiisatay Nederlan magangelyo, laakiin weli deganaansho magangelyo ma helin? Markaa qibrad shaqo waad sameyn kartaa marka uu waxbarashadaada kugu waajibinaayo. Halkan ka aqri wixii dheeraad ah.

Tababar shaqo

Tababar shaqo mar mar waa qeyb waajib ah oo tababarkaaaga. Mudadaasi tababarka shaqada waxaad baraneysaa shaqo ama sameyneysaa qibrad shaqo. Muddo gaaban ayaa ururka u shaqeyneysaa ururka iyo mushahar laguma siinaayo. Haddii aadan weli sharci deganaansho weli helin, markaa laguma siinaayo qarash shaqo barashada ah. mar mar ayaa lagu siinaayaa qarashka safarka. Waxaa shaqo barashada ka baraneysaa qaabka Nederlaan loo shaqeeyo.

Waxaa laguu oggol yahay inaad shaqo barashada sameyso haddii:

  • shaqo barashada waajib tahay oo tababarkaaga

Fiiro gaar:

Gunnada shaqo-barashada waxaa loo arkaa dakhli haddii aad ku nooshahay hoy ay bixiso

. Taas macnaheedu waa inaad haysan karto ugu badnaan 25% gunnada shaqo-barashada, iyadoo ugu badnaan €273 bishiiba.

Loo-shaqeeyahaaga (shirkadda aad ku samaynayso tababarkaaga) uma baahna Ogolaansho Shaqo (TWV).


Warbixintan wax ma kugu caawisay?