
Muxuu sameeyaa Golaha Wakiilada?
La wadaag baraha bulshada:
Waxaa mareegtada wararka badiyaa ka aqrisaa wax ku saabsan Golaha Wakiilada. Tusaale ahaan haddii ay doorashooyin jiraan, haddii ay sharciyo cusub la sameeyo. Laakiin muxuu yahay Golaha Wakiiladu? Maxeyna yihiin waajibaadka xubnahooda? Qodobkan ayaa jawaabta ka heleysaa.
Howlaha Golaha Wakiilada
Golaha Wakiilada wuxuu leeyahay seddex hawlood oo waaweyn: sameynta sharciyada, kormeerida dowlada iyo iney matalaan dadka Nederlaanka.
1. Sameynta sharciyada
Golaha Wakiilada waxey wadajir ula sameeyaan
Ma rabtaa inaad wax dheeraad ka ogaato sida sharciyada u dhismaan?
2. Dowladda oo la kormeero
Golaha Wakiiladu waxa uu la socdaa habsami u socodka shaqada dawladda. Xildhibaanada Golaha Shacabka su’aalo wey weydiin karaan Wasiirada oo ay soo gudbiyaan mooshin haddii ay rabaan iney arrin soo jeediyaan. Marka uu wasiirku go’aan ka gaaraayo waa in ay si cad oo hufan uga hadlaan golaha wakiilada. Golaha wakiiladu waxay ku qasbi karaan golaha wasiirada, wasiir ama xoghaye dawladeed inay is casilaan iyagoo kalsoonida kala noqanaaya.
3. Nederlaanka waxey matalaaya
Xubnaha Golaha Wakiilada waxey matalaayaaan Nederlaanka. Waxey xariir la leeyihiin muwaadiniinta, ururada bulshada iyo
Yaa xubin ka noqon kara Golaha Wakiilada?
Qof walba xubin kama noqon karo Golaha Wakiilada. Sida uu qabo
Maxaa loo oggol yahay Xildhibaanada Baarlamaanka?
Xildhibaanada Baarlamaanka waxey leeyihiin xaquuqyo gaar ah oo ka caawiya iney shaqadooda si fiican u qabtaan. Sida:
Weydiinta su'aalaha wasiirrada;
Mooshin gudbinta;
Soo gudbinta sharciyada la soo jeedinaayo;
soo jeedin ku saabsan sharciyada la soo jeediyey;Wax ka bedelkaWeydiinta macluumaadka wasiirada, taasi oo ay ku waajiban yihiin iney ka jawaabaan,
in la ansaxo ama in la soo diido;Miisaaniyada QarankaU wicida wasiirka ama
dood deg deg ah awgeed.xoghayaha dowlada
Sidee u shaqeysaa siyaasadda Golaha Wakiilada?
Xubnaha Golaha Wakiilada waxey ka tirsan yihiin xisbi siyaasi. Xisbi walba wuxuu difaacaa kooxo gaar ah oo bulshada ka mid ah. Doorashooyinka ka dib waxey xildhibaanada cusub ee la doortay sameeyaan doorasho oo danaha kooxahaasi sida wanaagsan u matali lahaayeen. Waxaa doorashada ka wada hadlayan gudaha
Waxaa Nederlaan wada shaqeeya badiyaa ururo kala duwan. Hadii ay wadajir aqlabiyada u helaan- ugu yaraan 76 ka mid ah 150 ka kursi- waxey noqonayaan
Xisbiyada kale waxey sameeyaan