
Maxay qabataa dowlada iyo maxey yihiin hawlaha ra'iisal wasaaraha?
La wadaag baraha bulshada:
Dowladda Nederlaan maalin walba go'aano gaaraan wadanka ah. Go'aanadan waxey ku saabsan yihiin caafimaadka iyo waxbarshada, amaanka iyo cimilada iyo socdaalka. Laakiin maxey dhab ahaan qabataa dowladda? dowrkee ayuu leeyahay ra'iisal wasaaraha dowladda?
Yuu ka kooban yahay xakuumada, golaha iyo guddiga wasiirada?
Dad badan ayaan kala garaneynin farqiga u dhaxeeya
Dowladda waxey ka kooban tahay boqorka iyo wasiirada. Boqorka wuxuu leeyahay dowr astaan ahaan ah. Wasiirada waxey maamulaan wasaarado kala duwan, sida waxbarashada, dhaqaalaha iyo Cadaalada waxey u xilsaaran yihiin maamul maalmeedka. Waxey fuliyaan sharciyada iyo sugaan in Nederlaan ay si quman u shaqeyso.
Xukuumada waxey ka kooban tahay dhamaan wasiirada iyo
Guddiga wasiirada waa shirka dhamaan wasiirada, aan ku jirin xoghayayaasha dowaladda. Halkan ayaa go'aanada ugu muhiimsan lagu gaaraa ka hor inteysan
Marka la soo koobo, dowladda waa hay'ad rasmi ah, laakiin dhab ahaantii xakuumada ayaa qorshaha sameysa iyo guddiga wasiirada gaaraan go'aanada waaweyn.
Ra'iisul wasaaraha ayaa ah mas'uulka ugu dambeeya
Ra'íisul wasaaraha oo badiyaa loogu yeero "premier" waa hogaamiyaha dowladda. Ra'iisul wasaaraha shir gudoominaaya shiraraka wasiirada iyo sugaaya iney wasiirada si fiican u wada shaqeeyaan. Ra'iisul wasaaraha wuxuu ku hadlaayaa magaca dowladda iyo Golaha wakiilada iyo saxaafadda. Waxaa kaloo uu wakiil uga yahay Nederlaan shirarka caalamiga, sida shir madaxeedka Yurub.
Ra'iisul wasaaraha wuxuu leeyahay wasaarad u gaar ah: Wasaaradda Arrimaha guud. Tani waa wasaaradda ugu yar Nederlaan, laakiin waxay caawisaa ra'iisul wasaaraha dhammaan hawlihiisa. Shaqaalaha wasaaraddaani waxay bixiyaan talo, diyaariyaan shirarka iyo ka caawiyaan isgaarsiinta dowladda.
Ra'iisul wasaaraha waa wajiga dowladda, laakiin asaga ama iyada keli ahaan marna go'aan uma gaaraan. Dhamaan go'aanada waxaa si wadajir loola gaaraa wasiirada.
Sidee ayuu u shaqeeyaa wada shaqeynta dowladda iyo baarlamaanka?
Dowladd waxey mar walba taageero uga baahan tahay
Golaha Wakiilada iyo Golaha Sare waxay baaran dowladda. Taasoo y ku sugaayaan in Nederlaan ay ahaaneyso dimuqraadi iyo in sharciyada iyoqorshayaasha yihiin kuwo cadaalad ah oo la fulin karo.
Haddii uu wadashaqeynta fashilmo, waxaa abuurma qalalaase siyasadeed. Taasi waxay dhalisaa dib u dhac ka imaada sharciyada cusub, hubanti la'aan dadka u gargarkaaga u baahan, ama xiisadaha bulshada dhexdeeda ah.