
Meel dejin oo ku filan ma laha Ter Apel haddii aad magangelyo ka codsato halkaas
La wadaag baraha bulshada:
Ma magangalyo ayaad ka codsanaysaa Ter Apel? Markaa waxaa laga yaabaa inaan isla markiiba lagu siin meel hoy ah. Xarunta diiwaangelinta aad bay u buuxsantay. Dadka qaar waa inay dibadda ku sugaan. Ma xanuunsan tahay, uur leedahay, ilmo yar tahay, mise carruur ayaad haysataa? Isla markiiba u sheeg COA, VluchtelingenWerk, ama Laanqeyrta Cas.
Waxaa jiray dhibaatooyin xagga dejinta in muddo ah intii lagu jiray nidaamka magangalyada
Haddii aad rabto inaad Nederland magangalyo ka codsato, waa inaad iska diiwaan gelisaa tuulada Ter Apel. Halkaas waxaa codsigaaga magangalyada lagu diiwaan gelin doonaa I
Wali waad codsan kartaa magangalyo
Aad bey mashquul u tahay Ter Apel, weli magangelyo waad weydiisan kartaa. Waa muhiim inaad is dhiibtaa xagga
Waxaa IND diiwaangelineysaa inaad rabto magangelyo inaad weydiisato. Markaa ka dib ayaa nidaamka magangelyadaad uu si rasmi u bilaabmayaa.
Lama hubo inaad isla markiiba heli doonto meel hoy ah
Caadi ahaan markaad is dhiibto waxaad dejin ka heleysaa
Dadka nugul waxaa la siin karaa mudnaanta hoyga.