"Waxaa la i siiyay fursad aan si sax ah ugu diyaar garoobo soo laabashadayda" David wuxuu ku noolaa sharci la'aan Nederland muddo 20 sano ah. Laakiin sanado ka dib markii uu heli waayey meel uu ku noolaado oo uu lacag yaraan, waxa uu go'aansaday in uu ku laabto dalkiisa Ghana. Beerta uu David ku riyooday Nederland hadda runtii wey jirta. Wuxu la shaqeeyaa walaalkii oo uu ka beeraa yam iyo digirta bambaro Khibradaha Jun 17, 2024
Waxaa la soo diraayaa fariimo been ah oo IND xagga telefoonka Qaxooti badan ayaa telefoonadooda ku hela fariimo been abuur ah oo ku saabsan lacag dheeraad ah oo aad ka heli karto Adeegga Socdaalka iyo Jinsiyadaha (IND) iyo Ururka Qaxootiga caawiya Nederland (VWN). Wararkaas run ma aha. Warar cusub Jun 11, 2024
Imoow Rooted Festival ee Maalinta Qaxootiga Adduunka Maalinta Qaxootiga Adduunka (Khamiis 20ka Juun 2024), UNHCR waxay qabanqaabinaysaa xaflad gaar ahaan qaxootiga. Inta lagu jiro Rooted Festival, 300 oo qof ayaa isu yimaada si ay u wadaagaan sheekooyin Ingiriisi ah. Sidoo kale imaaw xaflada! Dhaqdhaqaaq Jun 11, 2024
Iska qor tababar bilaash ah oo masterclasses oo dadka filimada, sawirayaasha, qaab dejiyaha iyo kartoonistaha Ma leedahay qibrada sameynta filimka, sawirle, qaab dejiye ama kartoonistaha iyo ma rabtaa inaad shaqo xagga warbaahinta Nederlaan ah? Markaa iska qor tababar bilaash ah 'Picturing Success'! Halkan ka aqri sida taasi u hawlgaleyso. Dhaqdhaqaaq May 22, 2024
IND codsiga magangelyo si kale ayay uga go'aamin doonaan Go'aaminta codsiyada magangelyo ee Nederalaan waa is bedelayo'aaminta shaqsiga ayaa muhiim sii noqonaaya iyo waa inaad qaxooti ahaan arrintaada dokumentiyo ku cadeysaa. Warar cusub May 21, 2024
Siyaada cusub wey oggol yihiin sharciyada magangelyada Nederlaan 4 xisbi siyaasadeed ayaa sameeyay heshiisyo guud oo ku saabsan sida ay u rabaan inay maamulaan Nederland. Ka dib iyagoo ku dhawaad 6 bilood oo wadatashi sameynaayey, hadda waxay heystaan heshiis. Mid ka mid ah qorshayaasha ugu muhiimsan waa siyaasad magangalyo oo aad u adag oo Nederlaan ah. Maqaalkan waxaad ka akhrisan kartaa waxa ay tani ka dhigan tahay. Warar cusub May 17, 2024
Nidaamka cusub ee Yurub ee magangelyada si rasmi ah ayaa loo ansaxiyey Midowga Yurub (EU) ayaa sameeyay qorshe lagu hubinayo in dad yar ay Yurub yimaadaan si ay magangalyo u helaan. Qorshahan waxaa hadda si rasmi ah u ansixiyay Golaha Yurub. Warar cusub May 15, 2024
Yurub wey dooraneydsaa: sidan ayey u shaqeeyaan doorashooyinka Yurub Hal bil kale ayaa ka harsan doorashada Yurub. Nederland waxay u codayn doontaa wakiiladooda baarlamaanka Yurub Juun 6, 2024. Baarlamaanka la doortay ayaa saameyn badan ku leh sharciyada Yurub, tusaale ahaan sharciyada soo galootiga iyo magangalyadoonka. Warar cusub May 7, 2024