Xarunta suuqa (Marketplace)

Waxaa hoos ku qoran dulmar ama alaabta la soo bandhigay. Markaad aragto shey waxaa dib laguugu jiheynayaa websaaytka oo sheygaasi lagu soo bandhigay. Halkaa waxaad kala xariiri kartaaqofka sheyga soo bandhigay.


Xarunta suuqa


Alaabta la soo bandhigay
Alaabta la weydiistay

Qeybaha


Dhamaan
Clothing
Toys
Bicycles
to Sleep
Furniture
Cook
Baby items
Electronics
Other

Alaabta la soo bandhigay

Dhamaan | 204 natiijooyinka
no-results-image
Ma heli weydey wax aad u baahnayd?
Samey codsi aad u jeedineyso bulshada ama alaabta aad u baahan tahay
Marktplaats: alaab lacag la'aan oo qaxootiga joooga Nederlaan

Ma raadineysaa alaab lacag la'aan ah? waxaad suuqan online-ka ah lagu soo bandhigaa alaab mustacmil ah Nederlaan oo dhan ka timid. Waxaad ka heleysaa tusaale baaskiilo, alaab guri, alaab lagu ciyaaro, alaabta ilmaha yar yar, iyo dhar qaxootiga.

Waa sida dukaan lacag la'aan oo Yukraynka iyo qaxootiga kale ee jooga Nederlaan. Waxaad suuqan Nederlaanka ku aqrisan kartaa luqadaha Ruushka, Yukraynka, Carabiga, Inglishka iyo 7 luqadood oo kale.

Sidaasoo aad ku heli karto alaabta la soo bandhigay

Waxaa alaabta la soo bandhigay ka heleysaa xayeysiin alaabta ay dadka rabaan iney lacag la'aan dad ku siiyaan. Waad shaandheyn kartaa alaabta, sida dharka iyo alaabta korontada. Adigoo riixaaya xayeysiinta waxaad la xariir kartaa qofka xayeysiinta soo bandhigay.Markaa ballan ayaa sameysan kartiin si alaabta aad u soo qaadato ama laguugu soo diro

. Adiga alaab ma siineysaa qaxootiga

ma rabtaa inaad dhar ama alaab aad qaxootiga Nederlaan jooga ugu tabarucdo. Taasi waa suura gal. Si aad alaab lacag la'aan u siisaa waxaad aadeysaa websaaytka Goods4Refugees oo waxaad sameyneysaa akoon. Markaa riix‘Plaats een advertentie’ markaa buuxi dhamaan warbixinta. Markaa hubi inaad calaameyso ‘aangeboden’ haddii uu qof kuu soo jawaabay emayl ayaad heleysaa. markaa ayaa la xariiri kartaa qofka raba oo aad ka ballami kartaan soo qaadista ama soo dirida alaabta

waxaad kaloo hoosteedaka arki kartaa alaabta la rabo ee lavag la'aanta ay dadka raadinaayaan. Ma arkeysaa alaab lacag laáan oo aad adiga dad siin rabtid? riix xayeysiinta oo ku buuxi magacaaga, emaylkaaga iyo nambarka taleefoonkaaga. Markaa qofka raba waa kula soo xariiri karaa, markaa waxaad ka ballameysaan qaadista ama soo dirida alaabta lacag la'aanta ah.