Ka tegista Nederlaan si muddo ah ama si joogto ah

Ma heysataa sharciga deganaanshaha magangelyada iyo ma rabtaa inaad muddo aado wadankaaga ama Nederlaan muddo ka maqnaato? Halkan waxii dheeraad ka aqri. Tusaale aadista fasaxa