Laga soo xigtay: VluchtelingenWerk Nederland / Goedele Monnens
Waxaad ka qeyb qaadaneysaa mashruuca waajibka ah ee ka qeyb galka
Qodobkaan sii wadaaji
Si aad la qabsataa bulshada waxaad kaloo qaadaneysaa lacag la, aan "Mashruuca ka qeybqaadashada cadeynta'(PVT). Tani waa qeyb waajib ah oo qof walba laga bilaabo 1 oktober 2017 sameeyaa la qabsasho bulshada.
Waxan ayey ku saabsan tahay PVT
Wuxuu soconayaa PVT 12 saac iyo waxa uu ku saabsan yahay waxaa ka mid ah:
Dastuurka Nederlaan
Micnaha xurriyada ee Nederlaan
Micnaha sinnaanta ee Nederlaan
Micnaha wadajirka ee Nederlaan
Micnaha ka qeybgalka Nederlaan
Socod lagu lugeynaayo degmada aad degan tahay
Ugu dambeyn waxaad ka saxiixeysaa degmada 'cadeynta ka qeyb gelida'
Waa shaqada degmada iney fuliyaan PVT.
Waxa ka imaan karo haddii aad saxiixi weydo "cadeynta ka qeyb galka'
Saxiixida 'cadeynta ka qeybgalka' waa sharuud
Haddii aadan saxiixin cadeynta? Markaa ganaax ugu badnaan € 340,- ayaa lagu siin karaa. Ganaaxan 1 mar ka badan ayaa lagu siin karaa.
Sidoo kalena waxey u badan tahay inaan lagu siin doonin deganaansho joogto ah ama jinsiyada Nederlaanka haddii aad saxiixi weydo 'cadeynta ka qeybgalka'. Taasi waxaa keliya lagu siinayaa haddii aad si guul ah u sameysay la qabsi bulshada.
Waxaad heysataa 3 sano oo aad PVT ku gabagabeyso
Waxaad heysataa 3 sano oo aad PVT ku gabagabeyso. Waxaa 3 sano ay bilaabanayaan ka dib markaad degmada