
Dowladda Nederland waxay leedahay sharciyo cusub oo ku saabsan dakhliga iyo shaqada laga bilaabo Janaayo 2026
La wadaag baraha bulshada:
Laga bilaabo 1 Janaayo, 2026, dowladdu waxay beddeli doontaa dhowr sharci oo ku saabsan mushaharka, dakhliga, iyo shaqada. Tani waxay saameyn doontaa dad badan oo Nederland ah. Maqaalkani wuxuu si toos ah u sharxayaa waxa isbeddeli doona.
Mushaharka ugu yar ayaa kordhi doona sanadka 2026
Waxaa
Shaqaalaha 15 ilaa iyo 20 jir waxaa ay leeyihiin
Ceyrta ayaa la kordhin doona sanadka 2026
Ceyrta waa la kordhin doonaa laga bilaabo 1 Janaayo, 2026. Taas macnaheedu waa in dadka qaata ceyrta ay heli doonaan lacag yar oo dheeraad ah bil kasta. Kordhintani waxay khuseysaa dhammaan ceyrta, sida
Hoos waxaad ka heli doontaa tusaalooyin ku saabsan lacagaha cusub ee gargaarka bulshada oo ay ku jiraan lacagta fasaxa:
Dadka isqaba ama wada noolaada (21 sano ilaa
Qof keli ah (21 sano ilaa da'da AOW): Ceyrta ayaa ka kordhi doonta €1,369.06 ilaa €1,401.50 bishii.
Dadka isqaba ama wada noolaada (laga bilaabo da'da AOW): Ceyrta ayaa u kordhaysa € 2.094,98 ilaa € 2.144,16 bishii.
Qofka keliga ah (laga bilaabo da'da AOW): Ceyrta waxey noqoneysaa € 1.530,21 ilaa € 1.564,69 bishii.
Lacagta carruurta, lacagta xanaanada carruurta iyo miisaaniyadda la xiriirta carruurta sanadka 2026
Lacagta carruurta, lacagta xanaanada carruurta iyo miisaaniyadda la xiriirta carruurta
Laga bilaabo 1 janaayo 2026 waxaa waalidka helayaan taageero dhaqaale dheeraad oo qarashka ilmaha. Waxaa ay yihiin
Dowladdu waxay maalgelinaysaa €199 milyan oo dheeraad ah oo ku saabsan gunnooyinka daryeelka carruurta ee waalidiinta shaqeeya. Waalidiinta shaqeeya ee dakhligoodu dhan yahay ilaa €56,412 waxay heli doonaan 96% kharashaadka daryeelka carruurta oo la soo celinayo, ilaa heerka ugu sarreeya ee saacadlaha ah. Waalidiinta dakhligoodu sarreeyo waxay sidoo kale heli doonaan gunno ka badan tan hadda jirta.
Qiimaha ugu badan ee saacadlaha ah ee daryeelka carruurta ayaa kordhi doona:
Xanaanada carruurta: €11.23 saacaddii
Daryeelka dugsiga kadib: €9.98 saacaddii
Daryeelka carruurta dadka u hayaan: €8.49 saacaddii
Sidoo kale miisaaniyadda la xiriirta carruurta ayaa sidoo kale si yar u kordhi doonta:
Waalidiinta keligood ah ee dakhligoodu gaarayo €29,736 ayaa heli doona lacag ka badan.
Waalidiinta leh lammaane iyo dakhli gaaraya ilaa €39,141 ayaa sidoo kale helaaya wax dheeraad ah.
Marka dakhliga sareeyo ayaa suura gal inuu miisaniyada la xariirta caruurta inuu yaraado.
Xeerka Ka-qaybgalka waxaa wax laga beddeli doonaa sanadka 2026
Laga bilaabo 1 janaayo 2026 dowladda yaa wax ka bedeli doonta
Waxaa jiri doona xeerar cad oo ku saabsan hadiyadaha. Dadku waxay dhawaan awoodi doonaan inay helaan hadiyado gaaraya € 1.200 sannadkii iyada oo aan saameyn ku yeelan ceyrtooda.
Waxaa kaloo degmooyinka bixin karaan ceyrta intii la soo dhaafay. Taasi waxay suura gal tahay 3 bilood. Degmada waxey fiirineysaa xaalada shqsiga ee qofka dalbanaaya. Sidaa ayaa looga hortagayaa in dadka deyn lagu yeesho.
Dowladdu waxay sameyneysaa isbeddelladan sababtoo ah Sharcigii hore ee Ka-qaybgalka wuxuu ahaa mid aad u adag oo dhib badan. Ma jirin fursado kale oo lagu tixgeliyo duruufaha shaqsiyeed ee dadka. Xoogga waxaa la saaray baarista iyo taageerada oo aad u yar.
Iyada oo la adeegsanayo "Xeerka Ka-qaybgalka Dheelitiran," dowladdu waxay rabtaa inay ku shaqeyso kalsooni iyo bani'aadamnimo. Dowladaha hoose waxaa la siiyaa xorriyad dheeraad ah si ay u caawiyaan dadka, gaar ahaan helitaanka shaqo ku habboon iyo dhisidda dakhli xasilan.
Ka-dhaafitaanka canshuurta RVU ayaa la kordhin doonaa sanadka 2026
Waxaa shaqaalaha shaqada culus qabta ay weydiisan karaan Nidaamka
Loo-shaqeeyayaashu uma baahna inay bixiyaan wax canshuur dheeraad ah oo ku saabsan gunnadan. Laga bilaabo 1 Janaayo, 2026, lacagta ugu badan waxaa loo kordhin doonaa €2.357 wadarta guud bishii.
Si qorshahan loogu fududeeyo dadka dakhligoodu hooseeyo ama hawlgab yar, loo-shaqeeyayaashu waxay bixin karaan lacago dheeraad ah. Tani waa ilaa € 300 wadarta bishii marka lagu daro cayrta aasaasiga ah ee RVU. Loo-shaqeeyayaashu loogama baahna inay bixiyaan wax canshuur dheeraad ah oo ku saabsan qaddarkan dheeraadka ah.
Loo shaqeeyahaagu iyo
Isbedelada ku yimid gunnada qarashka mushaharka laga bilaabo 2026
Waxaa u suura gal ah loo shaqeeyahaaga
Shaqaalaha da'da weyn ee da'doodu tahay 56 iyo wixii ka weyn, ma jiraan wax gunno ah oo mushahar ah. Loo-shaqeeyayaasha soo shaqaaleeyay shaqaalahan ka hor Janaayo 1, 2024, waxay haysan doonaan gunnada kharashka mushaharka.
Loo-shaqeeyayaasha leh in ka badan 25 shaqaale ah ayaa u fududaan doonta inay shaqaaleeyaan dadka naafada ah. Laga bilaabo 2026, gunnada kharashka mushaharka ayaa la codsan doonaa muddada shaqaalaha uu shaqeynaayo. Markii hore, gunnadan waxay ku koobnayd ugu badnaan 3 sano.
Xitaa ma jiro cadeyn gaar ah ee
Taageerada iskuulka ilaa shaqada ayaa soo hagaagi doonta sanadka 2026
Dhalinyarada ka fog suuqa shaqada waxay heli doonaan laga bilaabo 1 janaayo 2026 hagitaan wanaagsan oo ku saabsan marka ay ka wareegayaan iskuulka ilaa shaqada.
Degmooyinka, iskuulada, iyo
Degmooyinka ayaa siiya taageero dhaqso badan oo ku habboon dhalinyarada. Taageeradan waxaa loogu talagalay in lagu soo laabto iskuulka, lagu helo shaqo, ama isku darka shaqada iyo waxbarashada.
Taageeradan waxaa loogu talo galay dhalinyarada ilaa 27 jir kuwaas oo:
Dhigta tababar- Mbo oo ah oo darajada 1 ama 2
Ama soo dhigtay waxbarasho xirfadeed
Ka tagay iskuulka shahaado la' aan
Lacag-bixin heer sare ah haddii shaqada lagaa eryo laga bilaabo 2026
Lacagta kala-guurka ah haddii la eryo shaqada waxay kordhi doontaa laga bilaabo 1 Janaayo 2026. Kani waa lacagta uu shaqaaluhu heli karo haddii shaqada laga eryo.
Lacagta ugu badan ee wareejinta ah waxay noqon doontaa €102,000.
Haddii mushaharka guud ee sanadlaha ah uu ka badan yahay €102,000, lacagta ugu badan ee la bixinayo waa mushaharka guud ee sanadlaha ah.