Ku noolaanshaha Nederlaan sharci deganaansho la'aan
Warbixin

Hoy
Haddii aad sharci la' aan Nederlaan ku nooshahay, wey adag tahay inaad guri heshaa. Waxaa jira noocyo badan oo hoy ah oo aad aadi karto. Wixii dheeraad ah arrintan boggan ayaad ka aqrineysaa.

Daryeelka caafimaadka
Haddii aadan sharci deganaansho Nederlaan ah lahayn, wey dhib badnaan kartaa sidaad daryeel u hesho. Haddana sida qof kasta ayaad xaq ugu leedahay daryeelka caafimaadka lagama maarmaanka ah. Bogan ayaa wixii dheeraad ee taasi ku saabsan ka aqrineysaa.

Shaqada marka aan sharci deganaansho la heysanin
Haddii IND ay diido codsigaaga magangelyo, mar dambe laguuma oggolaan doono inaad joogtid Nederland. Waa inaad ku noqotaa dalkaagi. Miyaadan samayn taas oo aad dooratay inaad Nederland joogto sharci la'aan? Markaa laguuma ogola inaad ku shaqeyso sida uu qabo sharciga Nederland. Haddii aad isku daydo inaad shaqeyso, waxaad halis weyn ugu jirtaa inaad noqoto dhibane ka ganacsiga dadka iyo dhiig-miirashada.

Qiyaanada Nederlaan
Nederlaan dadka kale ay tijaabineyaan iney khiyaaneeyaan ama lacag ama warbixin shaqsi u helo. Taasi waxaa loo yaqaan khiyaano. Qof walba ayaa dhibane noqon karaa, sidoo kale dadka ku cusub Nederlaan. Sidaa awgeed waa muhiim inaad ogaato sida ay u dhacdo khiyaamada, iyo noocyada jira, iyo waxa aad sameyn karto hadii ay kugu dhacdo.
Wax talo ah ma siineysaa websaaytka?
Nala soo socodsii haddii wax tabeyso ama aadan heli karin. Fikradaada wey caawineysaa RefugeeHelp boggan si loo hormariyo. La soco: foomkan waxaa loogu talo galay fikradaha websaaytka. Looguma talo gelin su'aalaha shaqsiga iyo codsiyada. Wax jawaab ah kama heli doontid fikrada aad noo soo jeediso. Fadlan ogow: foomkan maahan su'aalo shakhsi ah. Ma heli doontid jawaab.