
Codsiyada magangelyada ee yamaniyiinta dib ayaa loo go' aaminaayaa
La wadaag baraha bulshada:
Wasiirka Magangelyada iyo Socdaalka ayaa dhawaan go'aansaday inuu wax ka beddelo siyaasadda magangalyada ee dadka Yemen, Tani waxay sabab u ahayd warbixin rasmi ah oo cusub oo ku saabsan Yemen oo soo baxay bishii Abriil. Siyaasaddan cusub waxay dhaqan gashay tan iyo Oktoobar 17. Codsiyada magangalyada ee dadka Yemeniyiinta ah ayaa dib loo qiimeyn doonaa laga bilaabo taariikhdaas
Sida ay sheegeen wararkan rasmiga ah dagaalka inuu kala duwan yahay gobol walba
Siyaasadda cusub ee magangalyada ee Yemen waxay sheegaysaa in qof walba oo Yemen jooga uusan si toos ah halis ugu jirin rabshado si kedis ah u dhaca. Gobollada Abyan, Aden, Al Bayda, Al Dhale, Al Hudayda, Al Jawf, Ibb, Lahj, Marib, Sa’da, Sana’a (magaalada), Sana’a (gobolka), Shabwa, iyo Taiz,
Waa markii ugu horeysey oo uu jiro meelo kale oo la degi karo waddanka gudahiisa
Wasiirka ayaa maamulkiisa markii ugu horeysey ka u qaadanaayaa inuu jiro meel kale oo la deg wadanka gudahiisa. taasi waxey micnaheeda tahay in dadkii ka soo qaxay dagaalada guud ee gobolada dagaalada xooga uga socdaan ay awood u yeelan karaan iney si amaan ah u degaan gobolada Al Mahra iyo Hadramaut. Taasi waxey noqon kartaa sabab ay
Waxaad weli Nederland ka heli kartaa magangelyo, laakiin xaaladdaada gaarka ah waa muhiim
IND wali waxay u arkaan in dadka ka yimid Yemen ay halis ku jiraan, laakiin ma aha in qof walba uu si isku mid ah halis ugu jiro. Sidaa darteed, waa inaad wax badan ka sharaxdaa xaaladdaada shaqsiyeed ee Yemen inta lagu jiro wareysiyadaada IND. Waa muhiim inaad la wadaagto waayo-aragnimadaada shaqsiyeed. Maxaad weli halis ugu jirtaa Yemen? Malaha waxaad halis ugu jirtaa sababtoo ah
Aad leedahay naafo jirkaaga ah
Aad shaqo ka shaqeyneysey Yaman aad qatar dheeraad ku sugan tahay
Aad qof aad u dhalinyar ama qof aad u da'weyn tahay
Waxaad ka tirsan tahay dad qatar ku sugnaan karo. Tusaale waxaad tahay ama ahayd weriye, dhaqdhaqaaq siyaasi ama mucaarid dowlada Yaman. Ama aad tahay qowmiyada, diin ama dad kale oo laga badan yahay, tusaale
tahay.maadaama aad lhbtqia+