Lacag

Marka aad Nederlaan dacwada magangelyada sugeyso waxaad xaq u leedahay lacag dowlada bixiso. Taasi waxaa loo yaqaan lacagta cuntada-iyo lagu noolaado. Waa nooc ceyr ah ama qarash celis oo aad dowlada ka heleyso. Halkan ka aqri qaabka taasi uu yahay iyo arrimaha kale ee lacagta.


Qorshayaasha tillaabo-tallaabo (1)

Warbixin


Warbixinta aad bartan ka heleyso, wuxuu ka yimid urur xaquuqda bani'aadanka ee VluchtelingenWerk Nederland, oo ay wada shaqeynayaan lamaanayaal kale.
Iyadoo lala wada shaqeeyo Contentful