Dhaqanka Nederlaanka
Boggan, ka hel wax badan oo ku saabsan caadooyinka bulshada ee Nederland, taariikhda Nederland, iyo dadka muhiimka ah ee qaabeeyey dalka.
Warbixin

Nolosha Nederlaan dadka Lhbtqia+ ah
Ilaa sannadkii 90 waxaa sharci ahaan la mamnuucay cunsuriyada ku saabsan qofka jeceylkiisa jinsiga ee Nederlaan. Laakiin cunsuriyada iyo ku tilmaan ayaa weli ka jira Nederlaan. Boggan waxaa ka heleysaa warbixin ku saabsan nolosha Nederlaan ee dadka lhbtqia+ ah.

Dhaqdhaqaaqyada muhiimka ee lhbtqia+ ee Nederlaan oo aad ka qeyb qaadan karto
Waxaa Nederlaan ka jira dhaqdhaqaaqyo kala duwan oo u gaar ah dadka Lhbtqia+. Tusaale ahaan "Pride", "Canal Parade", Roze zaterdag iyo dhaqdhaqaaqyada kale. Waxaad kaloo ka heleysaa ururada isku mashquuliya abaabulka dhaqdhaqaaqyada dadka lhbtqi+- ee asalkooda qaxootiga ah.

Maxaad u maqashaa Inglish badan magaalooyinka Nederlaan qaarkood?
Waxaad wax ku dalbanaysaa luqadda Nederlandka, laakiin waxaad jawaab ka heleysaa Ingiriisiga. Ama waxaad maqlaysaa dad ku hadlaya Ingiriisiga tareenka, wadada, ama makhaayadda. Tani waxay badanaa dhacdaa, gaar ahaan magaalooyinka waaweyn. Maxay taasi u dhacdaa?