Aqoon kororsi online-ka: Codeynta doorashada Golaha Wakiilada
Waxaa si wadajir ah Ururka Aarde iyo ururka WE ula abaabulayaan VluchtelingenWerk aqoon kororsi online-ka ah oo dadka asal ahaan qaxooti ahaa oo ku saabsan doorashooyinka siyaasiga. Sharaxaad fudud, talooyin wax ku ool ah, iyo fursad su' aalo la weydiin karo; waana waqti fiican oo doorashooyinka Golaha Wakiilada ee arbacada 29 oktober.