Daryeelka caafimaadka
Ma raadineysaa dhaqtar, dhaqtar nafsi ama daryeel caafimaad? waxaad boggan ka heleysaa warbixin ku saabsan daryeelka caafimaadka Nederlaan qaabka uu u shaqeeyo. Waxaad kaloo heleysaa warbixin ku saabsan ceymiska caafimaadka.
Qorshayaasha tillaabo-tallaabo (2)
Sida loo doorto ceymiska caafimaadka
3 Talaabooyinka
Qof walba oo ku nool Nederlaan waa ku waajib inuu sameystaa ceymiska caafimaadka asaasiga ah. Halkan ka aqri sida aad ceymiskaasi caafimaad u dooraneyso.
1
2
3
Markaad uur leedahay Nederlaan
7 Talaabooyinka
Uur ma leedahay? Mise waxaad u malaynaysaa inaad uur leedahay? Maqaalladan waxaad ka akhrisan kartaa sida daryeelka caafimaadku uga shaqeeyo Nederlaan. Iyo waxa aad u baahan tahay si aad u habayso.
1
2
3
4
+3
- 1
- 2
- 3
- 4
- 5
- 6
- 7