Shaqo

Ka shaqaynta Nederland waxay ka bilaabataa macluumaadka saxda ah. Akhriso wax badan oo ku saabsan shuruudaha shaqada, helitaanka boosaska bannaan, codsashada shaqooyinka, qandaraasyada shaqada, iyo fayl garaynta canshuur celinta. Ma rabtaa inaad ogaato waxa shaqadu uga dhigan tahay dhaqaalahaaga? Akhriso wax badan oo ku saabsan akoon bangi, gunnada nolosha, canshuuraha iyo kabista bogga .


Qorshayaasha tillaabo-tallaabo (3)

Warbixin

Maxaa ku qoran warqada mushaharkaaga?

Haddii aad shaqo heysato bil walba mushahar ka heleyso waxaa ku shaqeysaa shaqo mushahar. Bil walba shaqo siiyaha wuxuu soo diraayaa warqada mushaharka. tani waa muuqaal sida uu mushaharkaaga u dhisan yahay. Warqadan mushaharka kuma qorna keliya inta lacag aad qaadato, waxaa kaloo ku qoran inta canshuur aad bixiso iyo waxaa ku bixiso. Qodobkan waxaad ka aqrineysaa waxa kale ee warqada mushaharka ku qoran iyo maxey muhiim u yihiin.

Qodob
Xuquuqda shaqada iyo qandaraasyada