Sharciga deganaanshaha joogtada ah

Haddii sharcigaaga deganaanshaha mudada ah uu waqtigiisa dhamaan rabo, markaa waxaad weydiisan kartaa sharci deganaansho joogto ah. Halkan ka aqri sida aad qaxooti ahaan aad sharci deganaansho joogto ah u weydiisan karto.


Qorshayaasha tillaabo-tallaabo (2)


Warbixinta aad bartan ka heleyso, wuxuu ka yimid urur xaquuqda bani'aadanka ee VluchtelingenWerk Nederland, oo ay wada shaqeynayaan lamaanayaal kale.
Iyadoo lala wada shaqeeyo Contentful