Ka tegista Nederlaan si muddo ah ama si joogto ah
Ma heysataa sharciga deganaanshaha magangelyada iyo ma rabtaa inaad muddo aado wadankaaga ama Nederlaan muddo ka maqnaato? Halkan waxii dheeraad ka aqri. Tusaale aadista fasaxa
Warbixin

Tani waa waajib inaad ogaataa safarka dalka aad asalkaaga ka timid iyo xaquuqda deganaanshaha ee Nederlaan
U safrida wadanka aad ka soo jeedo waxey qatar u tahay sharcigaaga deganaansho ee Nederlaan. Mar mar ayaa xaqa deganaanshaha ee Nederlaan la joojin karaa haddii aad dib u safarto. Halkan hoose ka aqri marka aad aadi karto ama aadan aadi karin wadanka aad ka soo jeedo

Si joogto ah uga tagista Nederlaan: maxaad u baahan tahay inaad diyaariso?
Haddii aad rabto inaad si joogto ah uga baxdo Nederland, waxaad u baahan tahay inaad diyaarsato dhowr waxyaalood. Mararka qaar waxaad sidoo kale ka heli kartaa caawimo bixitaankaaga. Maqaalkan, waxaad ku akhrin doontaa sida loo diyaariyo bixitaankaaga iyo caawimaadda aad heli karto haddii aad rabto inaad si joogto ah uga baxdo Nederland.