Luqadda iyo dhaqanka
Boggan, waxaad ka akhrisan kartaa wax badan oo ku saabsan luqadda iyo dhaqanka Nederland: laga bilaabo muujinta iyo ereyada kaftanka ilaa fasaxyada iyo dadka caanka ah ee taariikhda Nederland. Waxa kale oo aad wax badan ka ogaan kartaa farshaxanleyda Nederland iyo wada dhaqanka Nederland.
Warbixin

Waxaad luqadda Nederlandka ku baranaysaa fiidiyowyada Easy Dutch
Easy Dutch waa madal leh fiidiyowyo iyo barnaamijyo ku saabsan luqadda Nederlandka. Mawduucu wuxuu daboolayaa nolol maalmeedka Nederlandka. Sidan, waxaad ku baranaysaa ereyo iyo weedho ay dadku inta badan isticmaalaan. Ka akhriso maqaalkan wax badan oo ku saabsan Easy Dutch.

Dhaqdhaqaaqyada muhiimka ee lhbtqia+ ee Nederlaan oo aad ka qeyb qaadan karto
Waxaa Nederlaan ka jira dhaqdhaqaaqyo kala duwan oo u gaar ah dadka Lhbtqia+. Tusaale ahaan "Pride", "Canal Parade", Roze zaterdag iyo dhaqdhaqaaqyada kale. Waxaad kaloo ka heleysaa ururada isku mashquuliya abaabulka dhaqdhaqaaqyada dadka lhbtqi+- ee asalkooda qaxootiga ah.

Nolosha Nederlaan dadka Lhbtqia+ ah
Ilaa sannadkii 90 waxaa sharci ahaan la mamnuucay cunsuriyada ku saabsan qofka jeceylkiisa jinsiga ee Nederlaan. Laakiin cunsuriyada iyo ku tilmaan ayaa weli ka jira Nederlaan. Boggan waxaa ka heleysaa warbixin ku saabsan nolosha Nederlaan ee dadka lhbtqia+ ah.

Maxaad u maqashaa Inglish badan magaalooyinka Nederlaan qaarkood?
Waxaad wax ku dalbanaysaa luqadda Nederlandka, laakiin waxaad jawaab ka heleysaa Ingiriisiga. Ama waxaad maqlaysaa dad ku hadlaya Ingiriisiga tareenka, wadada, ama makhaayadda. Tani waxay badanaa dhacdaa, gaar ahaan magaalooyinka waaweyn. Maxay taasi u dhacdaa?

Maxaa waqtiga iyo ballamada muhiim uga yihiin Nederlaan?
Nederland, waxyaabo badan ayaa la qorsheeyaa. Tani waxay khuseysaa shaqada iyo ballanta, laakiin badanaa sidoo kale waa in lala xiriiro asxaabta iyo qoyska. Waqtigu wuxuu door muhiim ah ka ciyaaraa tan. Maqaalkan, waxaad ku akhrin doontaa sida ay tani u shaqeyso.