
Tani waa inaad maaliyada ahaan hagaajisaa haddii aad wax dheeraad ama wax ka yar aad shaqeyneyso
La wadaag baraha bulshada:
Ma shaqayn doontaa wax badan ama yar? Ama ma joojineysaa shaqada lacagta ku qaadato? Markaa waxaa muhiim ah inaad arrimahan muhiimka aad hagaajisaa haddii uu xaalada shaqadaada isbedelo.
Heshiiskaaga shaqada lama dheereyn doono
Ma heysatay heshiis muddo ama lama dheeereyn doono heshiiskaaga? Markaa waxay u badan tahay inaad ceyr codsan karto. Tani waa inaad sii hagaajisaa:
Waxaad qaadaneysey ceyrta oo hadda shaqo ayaad aadeysaa
Ma qaadataa ceyrta oo ma heshay shaqo cusub? Markaa samey waxa soo socda:
Waxaad qaadatay ceyrta-shaqola'aanta oo hadda shaqo ayaad ku noqoneysaa
Tani waa inaad sii hagaajisaa haddii aad ceyrta-shaqo la'aanta qaadato laakiin aad dib shaqo cusub aad aadeyso:
Waxaad shaqeyneysaa wax badan ama wax yar
Tani waa inaad habeysaa haddii aad wax badan ama wax yar aad shaqeyneyso iyo mushaharkaaga isbedelo:
Waxaad heysataa shaqo isbedbedasha ama heshiis muddo ah
Ma heysataa heshiis isbedbedasha, sida mida heshiis laguu yeero ama shaqo muddo ah? Markaa waa muhiim inaad arrimahan hagaajisaa:
Waxaad leedahay hawlgabka
Waxan ayaad u baahan tahay inaad hagaajiso marka aad geleyso hawlgabka:
Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan ceyrta iyo qandaraasyada shaqada
Ma rabtaa inaad wax dheeraad ka aqriso noocyada qandaraasyada kala duwan?
Ma rabtaa inaad wax dheeraad ah ka aqriso ceyrta Nederlaan?